Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Diinta / Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 10aad”

Maqal:- Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 10aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Kitaabka Safiinatu Nagaa ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa idaacadda Himilo u duubay Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamed Cali Gurey.




About Ahmed Haadi

error: Copy lama Ogola Fadlan