Home / 2019 / March (page 3)

Monthly Archives: March 2019

Dadka furaha ku illooba guryaha markay baxayaan oo xal loo helay!

Himilo FM –Shirkadda Panasonic ee dalka Japaan ayaa soo saartay qalab elektoroonik ah oo dadka ka caawinaya inaysan waxyaabaha muhiimka u ah ku soo hilmaamin guriga markay ka soo baxayaan. Barnaamijkan oo loo yaqaan “Hitokoe” ayaa ka kooban qalab yar ...

Read More »

9 kalkaaliso oo ka shaqeeya hal isbitaal oo wada yeeshay uur wadareed!

Himilo FM –Mid kamid ah isbitaalada ku yaalla dalka Mareykanka ayaa daaha ka qaaday in 9 kalkaaliso oo wakhti isku mid ah yeeshay uur inay mar dhaw dhali doonaan waliba xilliyo isu dhaw. Isbitaalka Maine Medical Center oo dhaca magaalada ...

Read More »

Dembele oo si adag ugu tababaranaya kulanka Man Utd ee Champions league

Himilo FM –Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele ayaa shaqo 100% geli doono si uu u ciyaaro kulanka Champions League ee Manchester United kaasi oo ka dhici doona Old Trafford 10-ka April. Kooxda ayaa war kasoo saartay 14-kii March iyaga oo sheegay ...

Read More »

Mourinho oo saadaaliyay labada koox ee imaan karta Finalka Champions

Himilo FM –Macallinkii hore Man Utd ee Jose Mourinho ayaa shaaciyay kooxaha imaan kara kama danbeysta tartanka qaaradda Yurub ee UEFA Champions League xilli ciyaareedkan. Tababaraha reer Portugal ayaa magacaabay kooxaha Juventus iyo Barcelona inay kuwa ugu xooggan ee Champions ...

Read More »

Maxaa macallin Kenyaan ah loo siiyay 1 Milyan oo doolar?

Himilo FM –Macallin Kenyaan ah oo maadada seyniska ka dhiga tuulo fog islamarkaaana lacagta soo gasha ku caawin jiray ardayda saboolka ah ayaa ku guuleystay abaalmarin caalami ah oo ku kacaysa 1 Milyan oo doolar. Peter Tabichi ayaa wax ka ...

Read More »

Maxay diyaaradaha u gaari karin hawada sarre (Space-ka)?

Himilo FM –Iyadoo tiknolojiyadda sahashay in la gaaro hawada sarre (Space-ka) islamarkaana dad badan ku fekerayaan inay u safraan ayaa waxaa isweydiin mudan “maxay diyaaradaha u gaari karin hawada sarre (Space-ka)? Sida uu qoray bogga Business Insider, diyaaradaha hadda shaqeeya ...

Read More »

Ingiriiska: Oggow sheekada ka danbeysa xariga haweenay 104 jir ah!

Himilo FM –Booliiska dalka Ingiriiska ayaa xeray haweenay 104 jir ah oo aan gelin wax danbi ah nolosheeda hase ahaatee tallaabada lagu xeray waxaa ka danbeysa sheeko xiiso leh. Wargeyska “ Bristol Post” ayaa goor sii horreysay qoray in  Anne ...

Read More »

Man Utd oo seddex xiddig oo u dhashay Portugal ku dalbatay 250 Milyan

Himilo FM –Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay soo iibsashada xiddigaha  Ruben Dias, Bruno Fernandes iyo Joao Felix oo dhammaan u dhashay dalka Portugal. United ayaan wali xaqiijin tababaraheeda xilli ciyaareedka soo socda laakiin taasi kama joojineysa kooxda ...

Read More »

Casemiro “Dabcan waan u xiisnay Cristiano Ronaldo.”

Himilo FM –Xiddiga Real Madrid, Casemiro ayaa shaaca ka qaaday in Los Blancos ay weli tabeyso xiddiga ugu goolasha badan ee Cristiano Ronaldo, waxaana uu sheegay inuu weli aaminsan yahay xiddiga reer Portugal in uu yahay ciyaaryahanka ugu fiican adduunka. ...

Read More »

Lakulan – Ninka hal daqiiqo ku noqday Milyaneer

Himilo FM –Muddo 24 sanno ah ayuu ka shaqeynayay warshad hase ahaatee waxaa hadda u yimid nasiibkiisa isaga oo ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya 94 Milyan oo Doolar. Ade Goodchild oo da’diisu tahay 58 jir ayaa noqday mid kamid ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan