Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / March (page 4)

Monthly Archives: March 2019

Haweenay furriin ka dalbanaysa ninkeeda oo ka jeclaaday hooyadii!

Himilo FM –Dalka Kuwait, haweenay ayaa furriin ka dalbatay saygeeda iyadoo dacwad ka geysay maxkamad sabab la xiriirta inuu ka doorbiddo kana jecel yahay hooyadii. Xaaska oo aan la shaacin magaceeda ayaa sabab uga dhigtay go’aankeeda furriinka in saygeeda uu ...

Read More »

24 Maarso: Maalinta caalamiga ee Qaaxada

Himilo FM –Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada ama TB-da, waxaa la xusaa 24 March sanad kasta si loo fududeeyo baahinta wacyiga iyo baraarugga la xiriira cudurka; iyada oo la qaadayo habab hal-beeg u noqon kara kahortagga iyo xad-u-yeelistiisa. Xus sanadeedkan ...

Read More »

Arsenal oo Chelsea kaga horreysa la saxiixashada Mateo Kovacic

Himilo FM –Arsenal ayaa u muuqata inay ka horreyso Chelsea tartanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Mateo Kovacic. Blues ayaa heshiis ammaah ah kula soo wareegtay Kovacic xagaagii hore, Maurizio Sarri ayay u badan tahay in ...

Read More »

Kazakhstan oo sharfeysa madaxweynihii hore ee dalkaasi

Himilo FM –Dowladda Kazakhstan ayaa go’aansatay inay magaca ka beddasho caasimadda dalkaasi ee Astana iyadoo loogu magac darayo madaxweynihii hore ee Nursultan Nazarbayev. Warqad ka soo baxday xafiiska madaxweynaha cusub ee dalkaasi Kassym-Zhomart Tokayev ayaa lagu xaqiijiyay qorshaha ah in ...

Read More »

Wax ka ogow 10-ka ciyaaryahan oo ay Man City lasoo saxiixan karto xagaagan

Himilo FM –Kooxda City oo ah naadiga labaad ee kamid ah kooxaha loo badinayo inay qaadi karaan horyaalka Pl-ka ayaa lala xiriirinayaa dhowr ciyaaryahan balse halkaan waxaan kugu soo gudbinayaa 10-ciyaaryahan oo ay macquul tahay inay lasoo saxiixdaan xagaagan. 1) ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 17aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Oggow sababta rasmiga ah ee uu u degay markabkii “Titanic”

Himilo FM –Markabkii caanka ahaa ee Titanic ayaa ku degay bartamaha badweynta Atlantic-kada sannadkii 1912-kii ,waxaana uu hadda buug cusub daaha ka qaadayaa sababta shilkaasi. Tan iyo markii uu degay markabka Titanic ee ka soo tagay Southampton islamarkaana ku sii ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 16aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno. Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda ...

Read More »

Maqal: Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Gabar baraha bulshada ka baafisay saaxiibkeed oo ka lumay!

Himilo FM –Waxaa baraha bulshada looga faa’iideysan karaa siyaabo kala duwan keliya kuma koobna in wax lagu qoro lagana helo wararka. Tani waxaa tusaale u noqon kara sheekada gabar Mareykan ah oo uu meel loo dalxiiso kaga lumay saaxiibkeed iyaga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan