Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 01

Daily Archives: April 1, 2019

Alvaro Odriozola “Benzema waa numberka 9aad ee ugu fiican adduunka.”

Himilo FM –Alvaro Odriozola ayaa ku tilmaamay xiddiga Real Madrid Karim Benzema “Numberka 9aad ee ugu fiican adduunka.” Benzema ayaa dhaliyay goolkiisii 23aad ee xilli ciyaareedkan kulankii ay Madrid 3-2 kaga badisay Huesca habeenkii axadda. Odriozola ayaana ku adkeysanaya in ...

Read More »

Solskjaer “Pogba halkan ayuu ahaanayaa.”

Himilo FM –Ole Gunnar Solskjaer ayaa qiray in Paul Pogba uu qeyb weyn ka yahay kooxda Manchester United xilli xiddiga Faransiiska dhawaan lala xiriirinayay Real Madrid. Pogba ayaa Madrid ku tilmaamay koox riyeed intii uu ku sugnaa waajibaadka caalamiga ah, ...

Read More »

Andrea “Wax taariikh ah looma hayo maalinta beenta ee 1-da April.”

Himilo FM –Meelo badan oo dunida ah sannad kasta 1-da bisha April waxaa jira dhaqan baahay oo loo yaqaan “Beenta April” taasi oo ka dhigan in dad badan u sheegaan eheladooda ama saaxiibbadooda been iyaga oo kula kaftamaya. Iyadoo sidaasi ...

Read More »

Daraasad: Shaqooyinka ay qabtaan ragga khiyaana xaasaskooda!

Himilo FM –Khiyaanada qoyska waxay saameyn tabban ku leedahay xiriirka labada qofood ka dhaxeeya iyada oo ay jiraan ficillo keenaya ama u muuqayana khiyaano oo ka imaan kara labada qofood ee wada jooga midkood. Daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay ...

Read More »

Lakulan – 12 jirka ku qaada dhabarka saaxiibkii si uu u gaarsiiyo dugsiga!

Himilo FM –Waxay yiraahdaan waa suura gal wax kasta marka aad heysato saaxiib wanaagsan oo ku taageeraya xilliga adag ee ku soo mara. Wiil naafo ah oo ku nool Shiinaha ayaa awood u yeeshay inuu xaadiro fasalka dugsiga muddo lix ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan