Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 02

Daily Archives: April 2, 2019

PSG iyo Chelsea oo hoggaaminaya saxiixa Coutinho

Himilo FM –Paris Saint-Germain iyo Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay doonayaan weeraryahanka Barcelona Philippe Coutinho xagaagan. 26 jirkan ayaa Barca kaga soo biiray Liverpool bishii Janaayo 2018, waxaana uu dhaliyay 19 gool 64 kulan oo uu u saftay kooxda ...

Read More »

Tottenham oo ku biirtay tartanka loogu jiro Douglas Costa

Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester United tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Juventus Douglas Costa xagaagan. Costa, oo 28 sanno jir ah, ayaa keliya hal gool dhaliyay 17 kulan oo ...

Read More »

2-da April- Maalinta caalamiga ee xanuunka Autism-ka

Himilo FM –Xanuunka Autism-ka oo aan loo heyn eray bixin Soomaaliyeed ayaa inta badan ku dhaca carruurta, waxa uu ku keenaa dib-u-dhac xagga korriimada, fahamka, hadalka, dhaq-dhaqaaqa iyo la falgalka bay’adda ku hareereysan. Autism-ka waxa uu sababi karaa garaad gaabni, ...

Read More »

Bidaar ka soo baxday mataankiisa ayaa kashiftay sirtoodii 20-ka sanno!

Himilo FM –Dalka Shiinaha mataano wada dhashay oo wadaagayay hal rukhsad oo nuuca gaadiidka ah muddo 20 sanno ah ayaa waxaa qabtay booliiska kaddib markii mid kamid ah uu yeeshay bidaar. Sida laga soo xigtay warbaahinta Shiinaha, labada walaal oo ...

Read More »

Shiinaha: 77 jir aan xiirin timahiisa 54 sanno!

Himilo FM –Dadka isticmaala warbaahinta bulshada dalka Shiinaha ayaa ku dhiiri gelinaya nin 77 jir ah in uu codsado rikoor caalami ah oo uu ka dalbanayo hay’adda Guiness World Records kaddib markii uusan jarin timahiisa muddo 54 sanno ah. Sawirka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan