Home / 2019 / April / 03

Daily Archives: April 3, 2019

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo soo kordhisay 5 adeeg oo cusub!

Himilo FM –Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Somalia oo ku caan-baxday inay had iyo jeerba soo kordhiso adeeg isgaarsiin oo casri lana jaanqaadaya isbeddalka tiknolojiyadda dunida, si ay u haqabtirto baahiyaha isgaarsiineed ee ay qabaan shacabka soomaaliyeed waxay soo kordhisay adeegyo cusub. ...

Read More »

Taariikh: laacibkii Horseed iyo qaranka Soomaaliya Maxamuud Killer

Himilo FM – Maxamuud Cali Xasan oo ku magac dheer Killer waxa uu ku dhashay magaalada Cadan ee dalka Yeman sannadkii 1955-kii, Killer ayaa waxbarashada ka gaaray illaa heerka dugsiga sare isaga oo wax ku bartay magaalada Cadan ee dalka ...

Read More »

Real Madrid oo Raphael Varane aan ku iibin doonin qiimo ka yar 500 Milyan

Himilo FM –Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay diidan tahay inay ku iibiso Raphael Varane xagaaga suuqa kala iibsiga qiimo aan ka yareyn 429 milyan oo ginni. Manchester United ayaa si aad ah loola xiriirinayay ciyaaryahanka reer France toddobaadyadii ...

Read More »

Maqaal- Dhismaha Dalka: Fursadda labaad ee na hortaalla

Markii ay dhacday dowladii dhexe ee dalka sannadkii 1991-kii, waxa uu dalka guda galay wareer guud oo saameeyay amniga, midnimada, iyo hab maamulka howlaha muwaadiniinta, waxaana awoodda maamulka la wareegay kooxo wakhtigaasi sheeganaayay inay matalaan qabiilada qaar kuwaas oo u ...

Read More »

Barkad lagu dabaasho tan ugu gunta dheer caalamka oo la furayo

Himilo FM –Barkadda ugu gunta dheer caalamka ayaa la filayaa in laga furo dalka Poland sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Gunta hoose ee barkada Deepspot ayaa gaaraysa 45 Mitir, waxaana loo diyaariyay xirfadlayaasha dabaasha iyo kuwa billowga ah. Waxay ...

Read More »

Trump oo si khaldan u sheegay halka uu ku dhashay Aabihii!

Himilo FM –Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku wareeray oo isku khalday halka uu ku dhashay aabihii iyo awoowgii isaga oo si khaldan u sheegay in Fred Trump uu ku dhashay Jarmalka. Isaga oo kulan la qaadanayay xoghayaha ururka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan