Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 04

Daily Archives: April 4, 2019

Sidee nin uu keligii rakaab uga noqday safar diyaaradeed?

Himilo FM –Markii uu Skirmantas Strimaitis iibsanayay tikit diyaaradeed oo uu ku tagayo waqooyiga Talyaaniga ma uusan fileyn in uu noqon doono rakaabka keliya ee diyaaradda. Ninka u dhashay Lithuania oo ka tagayay Vilnius kuna socday Bergamo oo isla Talyaaniga ...

Read More »

Maxaa dhacaya marka uu qof ku dhinto gudaha diyaarad?

Himilo FM –Tirakoobyo ayaa muujiyay kororka dadka sida dabiiciga ugu dhinta gudaha diyaaradaha iyadoo loo tiiriyay rakaabka da’da fog gaaray. Haddaba wargeyska The Sun ayaa isweydiiyay su’aasha ah ” Maxaa dhacaya marka uu qof ku dhinto gudaha diyaarad? Wargeyska oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan