Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 06

Daily Archives: April 6, 2019

Isco oo baaqi ku ahaanaya kooxda Real Madrid

Himilo FM –Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Isco ayaa lagu soo waramayaa in uu go’aansaday sii joogista kooxda  Real Madrid. Isco ayaa inta badan xilli ciyaareedkan kursiga keydka ku qaatay iyadoo kubadsameeyaha uusan jeclaysan tababarahii hore ee Santiago Solari. Si kastaba ...

Read More »

Zidane “Hazard waa ciyaaryahan aan mar walba jeclaa.”

Himilo FM –Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ammaanay laacibka Chelsea ee Eden Hazard iyadoo weeraryahanka reer Belgium la xiriirinayo in uu u dhaqaaqayo Real Madrid xagaaga soo socda. Iyadoo 14 gool iyo 12 caawin uu sameeyay, Eden Hazard ayaa ...

Read More »

Dhacdo caafimaad tii ugu horreysay nuuceeda oo la diiwaan geliyay!

Himilo FM –Dalka Taiwan, koox dhaqaatiir ah ayaa waxaa kedis ku noqday xaalad caafimaad oo noqonaysa tii ugu horreysay ee nuuceeda ah islamarkaana lagu arko dunida. Dhaqaatiirta ayaa indhaha gabar ku jirta da’da labaatameeyada waxay ka soo saareen 4 shinni ...

Read More »

Daraasad xiriir ka dhaxeysiisay qosolka iyo da’da qofka!

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in qosolka muddo 30 daqiiqo ah maalin kasta uu hagaajin karo caafimaadka xubnaha jirka qofka. Baarayaasha oo katirsan machadka Rizza ayaa sheegay in qosolka 30 daqiiqo maalin walba uu raad wanaagsan ku ...

Read More »

WHO: Haweenka ayaa xilligan ka cimri badan ragga

Himilo FM –Khubaro katirsan hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegay in celceliska da’da nolosha dadka caalamka korortay tan iyo sannadkii 2000 inka badan 5 sanno. Warbixinta hay’adda WHO ayaa xustay in koror laga dareemayo celceliska da’da dadka caalamka tan iyo billowgii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan