Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 07

Daily Archives: April 7, 2019

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa ” Darsiga 20aad

Read More »

Maqal: Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Maqal: Barnaamijka Raad-Reeb

Read More »

Allegri oo sheegay in Ronaldo uu ciyaari doono Kulanka Ajax

Himilo FM –Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri ayaa kalsooni ku qaba in Cristiano Ronaldo uu taam u noqon doono kulanka arbacada ee UEFA Champions League oo ay la leeyihiin Ajax. Ronaldo ayaa seegay seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee Juventus isagoo ...

Read More »

Real Madrid oo ballan qaad aan caadi aheyn u gudbisay Hazard

Himilo FM –Real Madrid ayaa qarka u saaran inay Eden Hazard dalab weyn u dirto xagaaga si ay ugu soo qaataan kooxda Chelsea. Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa lala xiriirinayay in uu u dhaqaaqayo caasimadda Spain marar badan, waxaana laacibkan uu ...

Read More »

Jaamacadaha ugu wanaagsan carabta oo liis laga soo saaray

Himilo FM –Jaamacadaha Sacuudiga ayaa soo galay kaalmaha ugu horreeya jaamacadaha ugu wanaagsan ee carabta marka la eego qiimeyn la soo saaray sannadkan 2019. Sida laga soo xigtay hay’adda Times Higher Education, labo jaamacadood oo Sacuudiga ku yaalla ayaa yimid ...

Read More »

Wax ka ogow 100-kii maalin ee xasuuqii Rwanda

Himilo FM –Rwanda ayaa billowday xusuus qaran oo loo sameynayo xasuuqii 25 sanno kahor lagu laayay dad ku dhaw hal Milyan oo qofood. Baroordiiqda dhibanayaasha ayaa la qorsheynayaa inay socoto 100 maalin oo ka dhigan inta ay qaadatay in lagu ...

Read More »

Bilyaneerka Afrika ee Aliko oo talo kaa siinaya lacagaha la dhigto bankiga

Himilo FM –Bilyaneerka reer Nigeria Aliko Dangote oo sidoo kale loo yaqaan “ Ninka ugu taajirsan Afrika” ayaa ka sheegay madal ka dhacday Ivory Coast in uu mar tagay Banki islamarkaana uu kala soo baxay 10 Milyan oo doolar oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan