Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 08

Daily Archives: April 8, 2019

Man United oo lacag badan ku dooneysa Declan Rice

Himilo FM – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay jebiso bankiga si ay u keento ciyaaryahanka khadka dhexe West Ham United ee Declan Rice si uu ugu biiro Old Trafford xilli ciyaareedka 2019-2020. Rice ayaa ...

Read More »

Liverpool oo dooneysa xiddig katirsan Paris Fc

Himilo FM –Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso xagaagan inay lasoo wareegto weeraryahanka Paris Fc xiddiga lagu magacaabo Silas Wamangituka. 19 jirkan ayaa dhaliyay seddeed gool 24 kulan oo uu u saftay kooxda Ligue 2 xilli ciyaareedkan ...

Read More »

Haweenay aflagaadeysay xaaska ninkeedii hore oo maxkamad wajahaysa

Himilo FM –Haweenay Ingiriis ah ayaa wajahaysa labo sanno oo xarig ah kaddib markii ay ku tilmaamtay xaaska cusub ee ninkeeda hore “Faras” Londoner Laleh Shahravesh oo 55 jir ah ayaa lagu xeray magaalada Dubai markii ay halkaasi u tagtay ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Salaad “Darsiga 1aad

Read More »

11 Milyan oo qofood ayaa u dhintay cuntada aan caafimaadka laheyn

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa tilmaamtay in  11 Milyan oo qofood inay u dhinteen cunto aan laheyn caafimaad oo ay ku badan tahay sokorta iyo cusbada sannadkii 2017-dii. Cuntada caafimaadka aan laheyn ee u saaxiibka ah cusbada iyo sokorta ayaa ...

Read More »

Bangladhesh: Haweenay leh labo ilmo galeen oo dhashay mataano

Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Bangladhesh oo leh labo ilmo galeen ayaa dhashay mataano inka yar bil kaddib markay dhashay cunug sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Arifa Sultana Iti oo 20 jir ah ayaa loola cararay isbitaalka Khulna ...

Read More »

Maqal: Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan