Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 09

Daily Archives: April 9, 2019

Maqal: Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Liverpool iyo Barcelona oo ku dagaalamaya daafac katirsan Wolves

Himilo FM – Daafaca Wolverhampton Wanderers Ruben Vinagre ayaa soo jiitay kooxaha Liverpool iyo Barcelona sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Warbaahinta O Jogo ayaa sheegtay in Vinagre ay daawadeen labada koox ee Liverpool iyo Barcelona, kuwaasi oo si dhow ...

Read More »

Bartilmaameedka Man City iyo Arsenal ee Thomas oo sheegay in uu joogayo kooxdiisa

Himilo FM – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Thomas Partey ayaa beeniyey inuu ka tagayo Wanda Metropolitano. Manchester City ayaa lala xiriirinayay ciyaaryahanka khadka dhexe halka Arsenal ay sidoo kale dooneysay inay la saxiixato 25 jirkan. Si kastaba ...

Read More »

Sawirro: Magaalada Rome ee ku taalla Afrika

Himilo FM – Dad badan ayaa ugu yeera caasimadda Eritrea ee Asmara inay tahay “magaalada Rome ee ku taalla Afrika.” Waxaa tani sabab u ah dhismooyinka ilbaxnimada leh ee loo qaabeeyay hab-dhismeedka Talyaaniga intii uu gumeysanayay dalkaasi. Raadka Talyaaniga ayaa ...

Read More »

Cabsi uu ka qaaday dhimashada ayaa ka go’say 100 kg

Himilo FM – Nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka go’ay miisaan dhan 100 kg sabab ku qotonta cabsi uu ka qaaday sheekooyin ku saabsan dad u dhintay buurnaanta xad dhaafka ah. Craig Mody oo ka soo jeeda magaalada ...

Read More »

Faransiiska: 700 kun oo qofood ayaa kaxeeya gaadiid rukhsad la’aan!

Himilo FM – Warbixin la xiriirta nabadgalyada wadooyinka Faransiiska ayaa daaha ka qaaday in 700 Kun oo qofood inay kaxeeyaan gawaarida maalin kasta iyaga oo aan heysan rukhsadda gaadiidka. Waxaa lagu xusay warbixinta kororka tirada dadka aan heysan rukhsadda gaadiidka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan