Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 10

Daily Archives: April 10, 2019

Jose Mourinho oo leylin doono Koox katirsan Bundesliga

Himilo FM – Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inuu xiiseynayo inuu dib ugu soo laabto xirfadiisa ciyaareed si uu tababare ugu noqdo Bundesliga. 56 jirkan ayaa shaqada ka maqnaa tan iyo markii laga ceyriyay Manchester United bishii December kaddib ...

Read More »

Lakulan – Xiddigii ugu horreeyay ee gool caawin ka sameeya Stadium Muqdisho

Himilo FM –Cabadalla Ladhiif Maxamed Maxamed waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Waaberi 5-tii March 1958-kii, Cabdalla waxa uu xafiday Qur’aanka Kariimka kaddib waxa uu waxbarashada hoose, dhexe iyo sare kaga baxay iskuulka Allaahda. Waxa uu ahaa ...

Read More »

Facebook oo xushmad u muujinaya dadka dhintay ee adeegsan jiray shabakadda

Himilo FM – Shirkadda Facebook ayaa sheegtay inay ka shaqeynayso isticmaalka hab casri ah oo ay kaga hortagayso farriimaha ku saabsan xisaabaadka ama boggaga dadka dhintay. Shirkadda ayaa shaacisay inay rajeynayso joojinta waayo aragnimada xannuunka badan ee ku saabsan in ...

Read More »

Shiinaha: Wiil galay xaalad adag intii ay socotay xafladda arooskiisa!

Himilo FM – Dalka Shiinaha, wiil aroos ah ayaa galay xaalad adag isaga oo u dabaal degayay xafladda arooskiisa oo ay si kedis ah u soo gashay saaxiibtiisa hore. Sida uu muujiyay muuqaal la soo duubay, waxaa xafladda si xoog ...

Read More »

Da’yar Shiinees ah oo si xeeladaysan u dhacay Apple

Himilo FM – Dhallinyaro u dhalatay Shiinaha ayaa ku guuleystay inay si xeeladeysan u dhacaan shirkadda Apple iyaga oo ka helay boqolaal kun oo doolar. Labada wiil oo hadda wajahaya danbiga ah xatooyo ayaa arday ka ah jaamacad ku taalla ...

Read More »

M.U 20th Anniversary Film

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan