Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 11

Daily Archives: April 11, 2019

Machadka Cilmi-baarista Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Buug ka hadlaya Danta Guud

Himilo FM – Kulan uu soo qabanqaabiyey Machadka Cilmibaarista Soomaaliyeed ee ‘ISOS’ ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay buug la magac baxay ‘Tadawuc’ ama Danta guud’ oo uu qoray Dr Cali Sheekh Axmed Abuubakar guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Muqdisho, ...

Read More »

Man United oo 90 milyan ugu dhaqaaqday Kalidou Koulibaly

Himilo FM – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dalab 90 milyan oo ginni ah ku dalbatay daafaca kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly. United ayaa la filayaa inay si aad ah u isticmaasho suuqa kala iibsiga xagaaga iyagoo doonaya ...

Read More »

Wiilka ugu buuran caalamka oo sameynaya isbadal wanaagsan!

Himilo FM – Wiil u dhashay Indonesia ayaa ka cabanaya buurnaanta darran iyadoo dad badan ugu yeeraan “wiilka ugu buuraan caalamka” Arya Permana oo 13 jir ah ayaa ku guuleystay inuu dhimo miisaan badan si uu u gaaro yoolkiisa fog ...

Read More »

Daraasad: Bisadaha dhagar ayay kula nool yihiin dadka!

Himilo FM – Daraasad cusub oo lagu sameeyay Jabaan ayaa daaha ka qaaday in bisadaha leeyihiin awood lamid ah eeyaha oo u suura galinaysa inay fahmaan hadalada bini’aadamka iyaga oo kala garan kara magacyadooda laakiin waxay u muuqataa inay iska ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan