Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 13

Daily Archives: April 13, 2019

Inter Milan oo u weecatay Christian Eriksen

Himilo FM – Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay soo gabagabeynta saxiixa khadka dhexe  Tottenham Hotspur ee Christian Eriksen. 27 jirkan ayaa ku dhaw in uu dhammaado xilli ciyaareedkiisii lixaad ee Spurs laakiin qandaraaska xiddiga reer Denmark ayaa ...

Read More »

Man United oo mushaarka u laba jibaareysa Ander Herrera

Himilo FM – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay laba jibaareyso mushaarka  ciyaaryahanka khadka dhexe Ander Herrera. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa qandaraaskiisa uu ka harsan yahay seddex billood, waxaana lagu soo waramayaa in ciyaaryahanku u badan ...

Read More »

Sidee nin Talyaani ah u khiyaanay dalkiisa muddo 10 sanno ah?

Himilo FM – Nin u dhashay Talyaaniga ayaa waxaa u suura gashay in uu khiyaano dalkiisa iyo dhammaan dadkii uu la noolaa muddo 10 sanno ah isaga oo sheegtay in uu gabay socodkii islamarkaana uu noqday naafo. Roberto Guglielmi ayaa ...

Read More »

Maalqabeen amnigiisa lagu bixiyay 20 Milyan oo doolar muddo sannad ah!

Himilo FM –  Shabakadda Facebook ayaa inka badan 22 Milyan oo doolar waxay ku bixisay sugida amniga qofeed ee Mark Zuckerberg oo ah aas-aasaha shirkadda sannadkii 2018. Si lamid ah madaxda kale ee hoggaamiya shirkadaha waaweyn ee caalamka, Mark ayaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan