Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / April / 14

Daily Archives: April 14, 2019

Real Madrid iyo Barcelona oo ku dagaalamaya xiddig u dhashay Japan

Himilo FM –Real Madrid iyo Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyn doonaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee reer Japan Takefusa Kubo. Kubo ayaa hore u matalay Barca isagoo ku biiray kooxda 2011-kii  kaddib markii uu tijaabo ku ...

Read More »

Chelsea oo daawasho u gashay bartilmaameedka kooxda Barcelona

Himilo FM –Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay daawatay da’yarka weerarka ka ciyaara ee Alexander Isak horraantii bishan. Isak ayaa lala xiriiriyay dhowr kooxood ka hor inta uusan ku biirin kooxda Borussia Dortmund bishii January 2017. Weeraryahanka ayaa dhaliyay hal ...

Read More »

Sidee naas-nuujinta u saameynaysaa Cholesterol-ka?

Himilo FM –Baaritaan cusub ayaa daaha ka qaaday in dhalaanka aan qaadan wax aan aheyn naas-nuujinta dabiiciga ah seddexda billood ee ugu horreysa noloshooda inay ka caafimaad badan yihiin carruurta kale ee lagu quudiyo cuntada. Daraasadda ayaa si gaar ah ...

Read More »

Lakulan – Ninka ugaarsaday ee dilay 5,000 Maroodi

Himilo FM – Ron Thompson oo u dhashay Zimbabwe ayaa ugaarsaday oo dilay 5,000 oo maroodi iyo boqolaal kale oo kamid ah duur-joogta 50-kii sanno ee ugu danbeysay. Waxa uu dhawaan sheegay in uusan marnaba dareemeyn qoomamo la xiriirta waxa ...

Read More »

Daraasad: Da’dee ayuu qofka ku bilaabaa caajiska?

Himilo FM – Daraasad ay sameysay jaamacadda Jyväskylä oo kaashanaysa machadka LIKES ayaa lagu sheegay in firfircoonida badan ee qofka hoos u dhacayso marka uu gaaro da’da 7 jirka. Baarayaasha ayaa tilmaamay in carruurta noqonayaan kuwa caajis badan marka ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan