Home / 2019 / April / 20

Daily Archives: April 20, 2019

Mourinho “Abaalmarinta Ballon d’Or waxay sugeysaa Messi.”

Himilo FM –Tababarihii hore ee kooxaha Manchester United iyo Real Madrid José Mourinho ayaa ka hadlay cidda hanan karta jaa’isada Ballon d’Or kaddib markii Cristiano Ronaldo laga cirib tiray Champions League isaga oo qeexay inay iska caddahay taasi oo Lionel ...

Read More »

Inter Milan oo u dhaqaaqday soo qaadashada Danilo

Himilo FM –Daafaca Manchester City ee Danilo ayaa lagu soo waramayaa xagaagan in uu bartilmaameed u yahay kooxda Inter Milan. Danilo ayaa hadda ku jira waayihiisa labaad ee garoonka Etihad Stadium, laakiin daafacan waxaa ku adkaatay in uu kasbado tabababre ...

Read More »

Jarmalka: Mataano dhalashadooda u dhaxaysay 97 maalin!

Himilo FM –Dhacdo noqotay tii ugu horreysay ee nuuceeda ah, haweenay Jarmal ah ayaa  dhashay carruur mataano ah oo ay u dhaxaysay 97 maalin. Mataanaha ayaa noqday kuwii ugu horreeyay ee dhasha labo sanno oo kala duwan sida laga soo ...

Read More »

Dhalashada labka la doorbido oo sii yareynaysa dheddiga!

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in cadaadiska ka jira dalalka Shiinaha iyo Hindiya ee la xiriira dhiira gelinta dhalmada ragga uu horseeday in haween badan iska soo ridaan carruurta. Ku dhawaad 23 Milyan oo dheddig ah ayaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan