Home / 2019 / April / 23

Daily Archives: April 23, 2019

23 April – Maalinta Caalamiga ee Afka Ingiriiska

Himilo FM– 23 April waa maalin hey’ada QM u qaabilsan dhaqanka, seyniska iyo wax-barashada u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Afka Ingriiska sanadkii 2010 si loogu dabaal-dego afka Ingiriiska iyo kaalinta uu dunida kaga jiro. Waa maalin, si kale marka laga ...

Read More »

Man Utd oo u dhaqaaqday laacib ammaah kaga maqan Chelsea

Himilo FM– Manchester United ayaa la sheegayaa inay diiradda saareen xiddiga daafaca kaga ciyaara Chelsea ee Reece James.. James ayaa hadda kamid ah kuwa da’yarta ee naadiga Blues, waxa uu horyaalka heerka labaad ee England kasoo muuqday 42 ciyaarood xilli ...

Read More »

Man City waxay lacag iyo Aguero kusoo iibsanayaan xiddig katirsan PSG

Himilo FM– Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay tixgelinayaan in ciyaaryahan iyo lacag ay ku dalbadaan weerayahanka Paris Saint-Germain ee Neymar. Isbuucii tagay, waxaa la hadal hayay in City ay isha ku heyso dalbashada xagaagan si ay u keenaan ...

Read More »

Haweenay ku jirtay miir daboolan 30 sanno oo dib u soo kacday

Himilo FM– Haweenay u dhalatay Imaaraadka Carabta oo ku jirtay miir-daboolan muddo 30 sanno ah ayaa lagu soo waramayaa inay dib u soo kacday kaddib markii dhaqaatiirta ka quusteen xaaladeeda caafimaad. Dhacdadan ayaa bilaabatay sannadkii 1991-kii kaddib markii Muniira Cabdullaahi ...

Read More »

Shiinaha oo hannaan cusub kula xisaabtamaya shaqaalaha nadaafadda

Himilo FM– Dalka Shiinaha, gobalo badan ayaa qaadanaya hannaan lagula xisaabtamayo shaqaalaha nadaafadda iyadoo la adeegsanayo nidaam GPS ah. Ku dhawaad 500 shaqaale ah ayaa lagu amray inay xertaan qalab yar oo tilmaamaya halka ay joogaan islamarkaana farriin bixinaya marka ...

Read More »

23 April – Maalinta Caalamiga ee Buugga iyo Xuquuqda Lahaanshaha

Himilo FM– Maalinta Buugga iyo xuquuqda Lahaanshaha ama Copy-right-ka waa dhacdo sanadle ah oo ay soo agaasinto hey’adda QM u qaabilsan dhaqanka, culuumta iyo wax-barashada ee UNESCO. Sanad kasta 23 bisha April ayaana la xusaa. Dhacdada gaarka ah ee munaasabada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan