Home / 2019 / April / 24

Daily Archives: April 24, 2019

Arsenal oo beddelka Ramsey u dhaqaaqday

Himilo FM– Arsenal ayaa u dhaqaaqday khadka dhexe kooxda Sampdoria ee Dennis Praet si ay beddel ugu dhigaan xiddiga Aaron Ramsey, kaasi oo si bilaash ah ugu biiraya Juvemtus dhammaadka fasal ciyaareedkan. Gunners ayaa la filayaa inay soo qaadato khad ...

Read More »

Man City oo baqdin ka muujisay bixitaanka Sane

Himilo FM– Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ka baqayso mustaqbalka Leroy Sane ee kooxda. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa Etihad Stadium kaga soo biiray Schalke  xagaagii 2016. 129 kulan oo uu u saftay kooxda heysata horyaalka ...

Read More »

Baaritaan: Shaqada carrabka kuma koobna keliya dareenka dhadhanka!

Himilo FM– Carrabka malaha keliya awood la xiriirta dareenka dhadhanka balse waxa uu leeyahay dareen wax urin ah sida lagu sheegay baaritaan cusub. Waxa xusid mudan in carrabka uu dareemayo dhadhanka cuntada haddii ay tahay macaan, dhannaan ama qaraar iyadoo ...

Read More »

Seddex dal oo Afrikaan ah oo qaadanaya tallaalkii ugu horreeyay ee Duumada

Himilo FM– Khubaro ayaa daaha ka qaaday in ku dhawaad 360 kun oo caruur ah oo u nugul xannuunka Duumada heli doonaan tallaalkii ugu horreeyay ee caalamka ee Malaariyada. Dad badan ayaa boggaadiyay tallaabada lagu talaalayo carruurta dalalka Malawi, Kenya ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan