Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / May / 01

Daily Archives: May 1, 2019

Real Madrid oo heshiis hordhac ka gaartay Eriksen

Himilo FM –Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Hotspur Christian Eriksen ayaa lagu soo waramayaa in uu ku biirayo Real Madrid dhammaadka xilli ciyaareedkan. Kooxda La Liga ayaa la sheegayaa inay diyaar u tahay inay la kulanto qiimaha ay Tottenham ku ...

Read More »

Waa maxay shaqooyinka ugu adag ee la qabto?

Himilo FM –Shaqada waxay muhiim u tahay qof kasta. Waa kala nuuc shaqooyinka, waxaa jira kuwa khatar geliya nolosha dadka iyagoo ah kuwa aanan laga maarmin si loogu adeego bulshada. Haddaba waxaa dunida laga xusayaa maanta (1-da May) maalinta caalamiga ...

Read More »

Arsenal oo u dhaqaaqday da’yar katirsan kooxda PSG

Himilo FM –Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay lasoo saxiixato da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Christopher Nkunku dhammaadka xilli ciyaareedkan. Gunners ayaa la rumeysan yahay inay dooneysay in PSG  kala soo  wareegaan si ammaah bishii Janaayo balse ay ...

Read More »

1-da May- Maalinta caalamiga ee shaqaalaha

Himilo FM –Kowdii Bishii May sanadkii 1886 xoogsato badan ayaa isugu soo baxay jidadka dalka Maraykanka – halgan weyn oo ay ku doonayeen in lagu yareeyo saacadaha shaqada oo aheyd 12 saacadood lagana dhigo 8 saacadood oo kaliya maalin kasta. ...

Read More »

50 jir qoday god dhulka hoostiisa ah si uu uga basaaso xaaskiisa hore!

Himilo FM – Dalka Maksiko, booliiska ayaa xeray nin dhowr saacadood ku jiray god dhulka hoostiisa ah oo uu qoday si uu uga basaaso xaaskiisa hore. César Arnoldo Gómez oo ku nool gobalka Sonora ayaa laga helay godka hoostii isaga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan