Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / May / 04

Daily Archives: May 4, 2019

Man United iyo Chelsea oo si wadajir ah ugu dhaqaaqay Rodriguez

Manchester United iyo Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay labaduba xiiseynayaan saxiixa James Rodriguez oo ka yimid Real Madrid xagaagan. James ayaa labadii sanno ee ugu danbeysay ammaah ku qaatay Bayern Munich laakiin kooxda Jarmalka ayaa la fahamsan yahay inay ...

Read More »

Messi oo Barcelona ku booriyay bartilmaameedka Juventus

Himilo FM –Lionel Messi ayaa doonaya in kooxda Barcelona ay u dhaqaaqdo saxiixa Leroy Sane. Leroy Sane ayaa u muuqda mid aan ku faraxsaneyn xaaladda hadda ee kooxda Manchester City. Pep Guardiola ayaa ka doorbidday Raheem Sterling iyo Bernardo Silva ...

Read More »

Sidee shimbir uu carqalad ugu noqday mashruuc dhuxul?

Himilo FM –Shimbir khatar ugu jira dabar go’ ayaa carqalad ku noqday mashruuc dhuxul looga qodayo god weyn gobalka Queensland ee dalka Australia. Xukuumadda gobalka ayaa u sheegtay shirkadda mashruuca oo Hindiya laga leeyahay in aysan ku qancin qorshaha lagu ...

Read More »

Magaca “Maxamed” oo noqday kan loogu jecel yahay Jarmalka

Himilo FM – Magaca Maxamed ayaa kamid noqday magacyada ugu badan ee la siiyo carruurta ku dhasha caasimadda Jarmalka ee Berlin. Sida laga soo xigtay hay’adda afka Jarmalka ee Gfds, carruurta ku dhashay dalka Jarmalka sannadkii 2018 ayaa gaaray 22,177 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan