Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / May / 08

Daily Archives: May 8, 2019

Bartilmaameedkii Arsenal oo hoos u dhigay ku biiristiisa kooxda

Himilo FM – Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Bournemouth Ryan Fraser ayaa sheegay  inuu diyaar u yahay in uu sii joogo garoonka Vitality Stadium xilli ciyaareed kale. Fraser ayaa kamid ah  ragga ugu muhiimsan kooxda, laakiin xiddiga reer Scotland ayaa hal ...

Read More »

Jurgen Klopp oo mar kale dalab u diray Marco Asensio

Himilo FM –Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa inuu go’aansaday lasoo saxiixashada ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Marco Asensio. Liverpool ayaa lala xiriirinayay Asensio tan iyo billowgii 2019, inkastoo kubadsameeyaha loo arkayay inuu qeyb muhiim ah ka ...

Read More »

Wax ka ogow taariikhda masjidka Sulejmanija ee Bosnia

Himilo FM –Dhismaha Masjidka taariikhiga ah ayaa kamid ah kuwa aad loogu heelanaa dib-u-qaabeyntiisa. Qaab-dhismeedka quruxda badan iyo astaantiisa ka turjumeysa hab-dhismeedkii Cusmaaniyadda ayaa soo jiidanaya indhaha bulshada Bosnia iyo dalxiisayaasheeda. Waa Masjidka kaliya, gudaha Bosnia, oo minaaraddiisu ay ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan