Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / May / 11

Daily Archives: May 11, 2019

Bartilmaameedkii Man Utd oo baaqi ku sii ahaanaya Borussia Dortmund

Himilo FM – Xiddiga garabka uga ciyaara Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa lagu soo waramayaa inuu beeniyay suurtagalnimada ah inuu dib ugu soo laabanayo Premier League xagaagan. Sancho ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay Westfalenstadion tan iyo ...

Read More »

Warbixin: Garoomada iyo diyaaradaha ugu wanaagsan caalamka

Himilo FM –Shirkadda AirHelp ayaa soo saartay warbixin la xiriirta garoomada iyo diyaaradaha ugu wanaagsan caalamka kaddib markii la darsay xoggo ku dhaw 40 kun oo laga qaaday 40 dal. Warbixinta ayaa qiimeyn ku sameysay 134 garoon iyadoo la eegayay ...

Read More »

Masar oo qorsheynaysa afur wadareedkii ugu weynaa caalamka

Himilo FM – Masar ayaa qorsheynaysa inay qabato afur wadareedkii ugu weynaa caalamka inta lagu guda jiro bisha Ramadaan xilli la filayo in afurka uu galo liiska hay’adda diiwaan gelisa rikoorada caalamiga ah ee Guiness World Records. Sida laga soo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan