Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / May / 12

Daily Archives: May 12, 2019

Koonfurta Suudaan oo mamnuucaysa xarumaha lagu caweeyo

Himilo FM –Qoraal laga soo saaray madaxtooyada koonfurta Suudaan ayaa lagu mamnuucay goobaha lagu caweeyo sababo lala xiriiriyay dhaqamo aan anshax laheyn oo halkaasi ka dhaca. Madaxtooyada xukuumadda koonfurta Suudaan ayaa xustay in aan loo dulqaadan karin dhaqamada goobaha lagu ...

Read More »

Jarmalka: Waalidiinta carruurta ku qasba soonka oo la ciqaabayo

Himilo FM –Wasiirka cadaaladda gobalka Hesse ee dalka Jarmalka Eva Kune Hermann ayaa taageertay in la ciqaabo waalidiinta carruurtooda ku qasba inay soomaan bisha Ramadaan. Iyadoo la hadleysay wargeyska dalka Jarmalka ee Bild, wasiirka ayaa xustay in waalidiinta ku qasba ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan