Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / May / 13

Daily Archives: May 13, 2019

Tababarihii toddobaad ee Premier League oo la ceyriyay

Himilo FM – Brighton and Hove Albion ayaa shaqada ka ceyrisay tababare Chris Hughton maalin kadib markii uu dhammaaday xilli ciyaareedkii horyaalka Premier League, kooxda ayaa xaqiijisay. Hughton  ayaa awood u yeeshay in  Brighton ay kasii mid ahaadaan Premier League, ...

Read More »

Barcelona oo xaqiijisay muddada uu dhaawaca kaga maqnaanayo Coutinho

Himilo FM –Philippe Coutinho ayaa ku dhaawacmay kulankii ay Barcelona guusha ka gaartay Getafe Axaddii, waxaana xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil uu qarka u saaran yahay inuu maqnaado muddo 10 maalmood ah. Kooxda heysata horyaalka LaLiga ee Barcelona  oo ...

Read More »

5 dal oo aan laheyn garoomo diyaaradeed!

Himilo FM –Garoomada diyaaradaha waxay muhiim u yihiin dal kasta. Way adag tahay inaad rumeysato inay jiraan dalal aan laheyn garoomo hase ahaatee tani waa xaqiiqo. Waxaa jira dhowr dal oo aan sameysan garoomo diyaaradeed. Dadka doonaya inay tagaan dalalkan ...

Read More »

Nin xaaskiisa ka jaray faraha si uu uga joojiyo waxbarashada

Himilo FM –Nin maseyrsan ayaa wajahaya xabsi kaddib markii faraha uu ka jaray xaaskiisa oo billowday waxbarasho iyada oo aan wax fasax ah ka qaadan. Rafiqul Islam oo 30 sanno jir ah ayaa indhaha iyo afka ka xiray xaaskiisa Xawa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan