Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / May / 14

Daily Archives: May 14, 2019

Carrick oo baaqi ku sii ahaanaya Old Trafford

Himilo FM – Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku dhawaaqay in Michael Carrick uu baaqi kusii ahaanayo shaqaalaha tababarka kooxda Manchester United xilli ciyaareedka soo aadan. Michael Carrick, Kieran McKenna iyo Mark Dempsey ayaa sii joogi doona kooxda Man Utd ...

Read More »

Tottenham oo ku dhaw saxiixooda ugu horreeya xagaaga

Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa ku dhaw inay heshiis 25 milyan oo ginni ah kula saxiixato da’yarka Fulham  Ryan Sessegnon, sida laga soo xigtay wargeysyada England. Inkastoo finalka Champions League ay isku diyaarinayaan, Mauricio Pochettino ayaa durbadiiba bilaabay inuu la ...

Read More »

Goorma ayay qaxwada kugu noqon kartaa khatar?

Himilo FM –Daraasad ay sameysay jaamacadda South Australia ayaa muujisay cabista 6 koob oo qaxwo ah maalin kasta inay kordhinayso khatarta cudurrada wadno xannuunka 22%. Baarayaasha ayaa dood ka yeeshay khatarta isticmaalka badan ee kafayga kaddib markii uu koror ku ...

Read More »

Coca-Cola Norway oo u dabaal degtay bilashada Ramadaan

Himilo FM –Shirkadda Coca-Cola Norway ayaa muujisay dabaal deg ku saabsan bisha Ramadaan iyadoo calaamadda bisha ku lartay mid kamid ah cabitaanada shirkadda. Inkastoo xafiisyada Coca-Cola ee dalalka Islaamka laga sameeyo dabaal deg la xiriira Ramadaanka haddana waa markii ugu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan