Home / 2019 / May (page 3)

Monthly Archives: May 2019

Antonio Conte oo u sheegay Inter inay la soo saxiixdaan Victor Moses

Himilo FM –Antonio Conte ayaa doonaya in uu  la soo saxiixdo daafaca Chelsea Victor Moses oo ah mid ka mid ah ciyaartoyda uu muhiimada ugu horreysa siinayo marka uu noqdo  macallinka cusub ee Inter Milan. Talyaaniga ayaa la filayaa inuu ...

Read More »

Maxay dadweynaha Maksiko u iibsadaan taleefano been abuur ah?

Himilo FM –Falalka tuugada hubeysan ayaa wax caadi ah ka noqday magaalada Mexico City ee dalka Maksiko, sidaa darteed waxay dadka bilaabeen inay iibsadaan taleefano been abuur ah oo ay ku wareejinayaan tuugada markay u gacan galaan. Magaalada caasimadda ah ...

Read More »

Leeds United oo iibka da’yar kamid ah ka macaashaysa £ 10m

Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa u dhaqaaqday Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Leeds United Jack Clarke oo ay ku dooneyso 10 Milyan oo Ginni sida laga soo xigtay Daily Mail. 18 jirkan ayaa isha ku haya heer ciyaareedkiisa xilli ciyaareedkan ka ...

Read More »

Liverpool iyo Bournemouth oo wada doonaya laacib katirsan Leeds United

Himilo FM – Daafaca biddix ee kooxda Leeds United Leif Davis ayaa si lama filaan ah bartilmaameed ugu noqday Liverpool, sida ay qortay The Sun. Kooxda Whites ayaa kala soo saxiixatay Davis Morecambe xagaagii lasoo dhaafay , waxa uuna  bilaabay ...

Read More »

Jabaan oo dooneysa in sida saxda ah loo qoro magaca RW dalkaasi

Himilo FM –Dowladda Jabaan ayaa ka codsanaysa caalamka in magaciisa saxda ah loogu yeero ra’iisul wasaaraha dalkaasi  halkii laga dhihi lahaa Shinzo Abe. Jabaan ayaa dooneysa in ra’iisal wasaaraha loogu yeero magaciisa saxda ah oo ah Abe Shinzo kaddib muddo ...

Read More »

Jovic oo ku biiraya Real Madrid toddobaadkan

Himilo FM –Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay ku dhawaaqdo saxiixa weeraryahanka Eintracht Frankfurt Luka Jovic toddobaadkan. Kooxda reer Spain ayaa u baahan xagaagan is diyaarin wayn kaddib xilli ciyaareedkii  2018-19 markii ay ku soo afjartay guuldarradii ...

Read More »

Man United oo dalab £96m ah laga soo diiday

Himilo FM –Manchester United ayaa laga soo diiday  dalab ay u dirtay daafaca Napoli Kalidou Koulibaly, sida laga soo xigtay wargeysyada  Talyaaniga. United ayaa suuqa ugu jirta daafaca dhexe xagaagii labaad oo isku xiga, waxaana lala xiriiriyay Koulibaly si loogu ...

Read More »

Saameynta dagaalka ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha oo gaaraysa ascaarta kabaha

Himilo FM –Dalka Mareykanka, ascaarta kabaha la xerto ayaa laga baqdin qabaa inay sarro u kacdo sabab la xiriirta dagaalka xagga ganacsiga ee u dhaxeeya xukuumadaha Washington iyo Beijing. Tusaale dadka orodka xiiseeya, waa inay ku tala galaan in qiimaha ...

Read More »

PSG oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay bixitaanka Mbappe

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa beenisay wararka sheegaya in Kylian Mbappe laga yaabo inuu ka tago Parc des Princes inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga. Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Mbappe uu ku biiri doono Real Madrid halka ...

Read More »

Tottenham oo ku sii dhawaanaysa Jota Filipe

Himilo FM –Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay si rasmi ah ula soo wareegto garabka Benfica Jota. Mauricio Pochettino ayaa keliya hal ciyaaryahan ku soo daray kooxdiisa koowaad  seddexdii sanno ee ugu danbeysay suuqa kala ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan