Home / 2019 / May (page 4)

Monthly Archives: May 2019

Tallooyin ku saabsan Ramadaanka iyo kuleylka darran

Himilo FM –Waxaa laga yaabaa inaad ku nooshahay deegaan cimilo-kulul iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana dareento harraad darran. Haddaba waxaan halkan kugu soo gudbineynaa tallooyin ku saabsan Ramadaanka iyo kuleylka. 1) Ku dadaal inaad ka fogaato ...

Read More »

khadka dhexe ee Real Madrid oo muddo kordhin u sameeyay kooxda

Himilo FM –Real Madrid ayaa aqbashay inay qandaraaska  u kordhiso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Toni Kroos, sida ay ku dhawaaqday  kooxda reer Spain. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos ayaa saxiixay heshiis afar sanno ah oo uu kooxda ...

Read More »

PSG oo go’aansatay inay lasoo saxiixato N’Golo Kante

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa go’aan ku gaartay inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea N’Golo Kante xagaagan. Kante oo haatan dhaawac muruqa ah kaga maqan kooxda ayaa 141 kulan u saftay Chelsea tan iyo markii uu ka soo ...

Read More »

Kumuu ahaa Cumar Alkhiyaam oo Google u dabaal degtay dhalashadiisa?

Himilo FM –Shirkadda Google ayaa u dabaal degtay sannad guurada dhalasho ee Cumar Alkhiyaam iyada oo boggeeda soo dhigtay sawir muujinaya gabyaaga caanka ah haddaba kumuu ahaa Cumar Alkhiyaam? Cumar ayaa ah philosoph iyo gabyaa Muslim ah oo ku dhashay ...

Read More »

Arsenal oo wax ka badalaysa dalab ay u dirtay xiddig katirsan Crystal Palace

Himilo FM –Arsenal ayaa diyaar u ah inay u soo bandhigto Calum Chambers ,Reiss Nelson iyo lacag caddaan ah si ay ula soo saxiixdaan xiddiga Crystal Palace Wilfried Zaha. Gunners ayaa isha ku heysa inay weerarkeeda ku darto xiddigo cusub, ...

Read More »

Sawirro laga qaaday Makka 1888-kii oo lagu iibiyay xaraash

Himilo FM –Sawirro mar la arag ah oo laga qaaday Makka ayaa lagu iibiyay xaraash lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Sida laga soo xigtay wargeyska Daily Mail, sawirrada ayaa la qaaday sannadkii 1888-kii iyadoo lagu iibiyay lacag dhan ...

Read More »

Tottenham oo isku diyaarineysa saxiixa weeraryahan katirsan Roma

Himilo FM –Xidiga Roma Nicolo Zaniolo ayaa bartilmaameed u ah kooxda Tottenham, sida ay qortay jariirada The Mirror. Mauricio Pochettino ayaa doonaya inuu kooxdiisa dib u habayn ku sameeyo dhowr ciyaaryahan oo da ‘yar ah ayuu doonayaa  xagaaga oo uu ...

Read More »

La kulan – Qaariga dusha ka qeybsan Qur’anka oo Sanbab qura ka neefsada

Himilo FM – Dhageysiga codkiisa macaan oo uu ku aqrinayo Qur’anka, wuxuu kaa ridayaa qamandhacada ku saaran. Isaga oo ku nool hal sanbab oo u fiyow oo kaliya, Nader Mahmud, oo 21 jir ah, wuxuu dalkiisa Lubnaan ku metelayaa tartanka ...

Read More »

Everton oo qorsheynaysa inay la soo wareegto weeraryahan

Himilo FM – ayaa damaceedu yahay  inay 35 milyan oo ginni ku dalbato weeraryahanka Cherries Callum Wilson, sida laga soo xigtay The Sun. Wilson ayaa dhaliyay 14 gool, waxaana uu cawiyay 10 gool  30 kulan oo Premier League ah oo ...

Read More »

GRUMPY: Bisadii ku caan baxday waji macbuusnimada oo naf baxday

Himilo FM –Bisadda ugu caansan shabakadda Internet-ka oo ku caan baxday waji macbuusnimada ayaa lagu soo waramayaa inay naf baxday. Bisadan oo 7 jir ah islamarkaana magaceeda dhabta ah uu yahay Tradar Sauce ayaa kamid ah xayawaanada rabaayada laga dhigto ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan