Home / 2019 / June / 08

Daily Archives: June 8, 2019

PSG oo £80m ku dalbatay Matthijs de Ligt

Himilo FM –Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay oggolaatay 80 Milyan oo ginni si ay ula soo saxiixato daafaca kooxda Ajax ee Matthijs de Ligt. 19 jirkan ayaa qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay xilli ciyaareedkan, taasi oo keentay in ...

Read More »

Xerashada kabaha cirbaha dhaadheer oo dood ka dhalisay Jabaan!

Himilo FM –Dalka Jabaan, xerashada kabaha cirbaha dhaadheer ayaa laga keenay dood kulul toddobaadyadii ugu danbeeyay iyadoo xukuumadda lagu qasbay inay soo fara geliso islamarkaana faallo ka dhiibato arrinta. Wasiirka caafimaadka iyo shaqada ee dalka Jabaan ayaa difaacay go’aanka maamulayaasha ...

Read More »

Man United oo isha ku heysa Eric Dier

Himilo FM –Man United ayaa lagu soo waramayaa inay quudareynayaan sidii ay ugu dhaqaaqi lahaayeen Eric Dier. Red Devils ayaa la fahamsan yahay in xiddigan ay ka doorbidayaan laacibka Declan Rice kaasi oo aysan u badneyn in kooxda  West Ham ...

Read More »

Haweenaydii ugu da’da weyneyd Waqooyiga Ameerika oo geeriyootay

Himilo FM –Ellen Dolly Gibb oo ah haweenayda ugu da’da weyn Canada iyo qaaradda Waqooyiga Ameerika ayaa ku geeriyootay da’da 114 iyadoo ku sugan gurigeeda magaalada North Bay sida laga soo xigtay warbaahinta Canada. Warbaahinta CBC ayaa tilmaamtay in Gibb ...

Read More »

Ragga ay ka dhintaan xaasaskooda oo wajaha wadno xannuun!

Himilo FM –Baaritaan cusub ayaa muujiyay in ragga ay ka dhinteen xaasaskooda u nugul yihiin cudurrada wadno xannuunka inka badan haweenka laga dhinto. Khubaro katirsan jaamacadda Aston University ee ku taalla Birmingham ayaa oggaaday in ragga ay ka dhinteen xaasaskooda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan