Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / June / 09

Daily Archives: June 9, 2019

Arsenal oo beddalka Ramsey kula dagaalami doonta Tottenham

Himilo FM –AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay iibiso xiddiga khadka dhexe ee Franck Kessie xagaagan iyadoo Tottenham iyo Arsenal ay labadoodaba ku dagaalamayaan. Xiddiga reer Ivory Coast ayaa lagu qiimeeyaa 30 milyan oo Euro oo u ...

Read More »

Oxford oo lagu garaacay liiska jaamacadaha ugu wanaagsan Ingiriiska

Himilo FM –Waxa uu noqday war weyn oo ay ka naxeen ardayda Ingriiska. Waa markii ugu horreysay oo jaamacadda Oxford ka hoos marto booskeedii 1aad ee liiska jaamacadaha ugu wanaagsan Ingiriiska iyada oo ay kaalinteeda qaadatay jaamacadda University of St ...

Read More »

Chelsea oo ku dalbanaysa 80 milyan oo ginni beddalka Hazard

Himilo FM –Chelsea ayaa  dooneysa inay la soo wareegto xiddiga Bayer Leverkusen Leon Bailey xagaagan haddii ay maareeyaan  ganaaxooda. Blues ayaa racfaan ka qaadatay Maxkamadda xalinta khilaafaadka Cayaaraha, waxayna ku rajo weyn tahay in ganaaxa Fifa ay ku soo rogeyso ...

Read More »

Haweenay furriin ka dalbatay maxkamad sabab la xiriirta barafuun

Himilo FM –Haweenay u dhalatay dalka Masar ayaa dacwad ka geysay saygeeda maxkamad magaalada Qaahira kaddib muddo 5 sanno ah oo ay wada joogeen. Waxay ka cabanaysaa barafuunka uu isticmaalo ninkeeda oo ay dhibsatay. Gabadha 29 jirka ah ayaa sheegtay ...

Read More »

Maxay Iiraan albaabada isugu dhufatay inka badan 500 maqaayad?

Himilo FM –Maamulka maxaliga ah ee Iiraan ayaa xeray ku dhawaad 547 maqaayad oo ku yaalla dalkaasi sabab la xiriirta inay jabiyeen shareecada Islaamka sida laga soo xigtay wargeyska Ictimaad ee Iiraan ka soo baxa. Wargeyska ayaa xaqiijiyay in booliiska ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan