Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / June / 10

Daily Archives: June 10, 2019

Muxuu Cristiano Ronaldo ka yiri xiddiga Matthijs de Ligt

Himilo FM –Weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo ayaa talo  ka siiyay suuqa 19 jirka daafaca dambeedka middig Matthijs de Ligt. De Ligt ayaa la hadlay Cristiano Ronaldo kaddib markii guuldarro Holland ay ka soo gaartay Portugal finalkii koobka Nations Leagueaxaddii. Sida ...

Read More »

Shiinaha: Toddobaad gaar ah oo loo sameeyay caafimaadka dadka da’da ah

Himilo FM –Shiinaha ayaa ku dhawaaqay qorshe soconaya muddo toddobaad ah oo ujeedkiisu yahay in lagu hagaajiyo caafimaadka dadka gaaray da’da fog. Waxaa shaaciyay qorshaha Wang Hai oo ah agaasimaha qeybta dadka da’da ah ee hay’adda caafimaadka qaranka dalkaasi. Mr ...

Read More »

Aston Villa oo si rasmi ah ula wareegtay Anwar El Ghazi

Himilo FM –Aston Villa ayaa Anwar El Ghazi kaga soo iibsatay kooxda Faransiiska ee Lille heshiis joogto ah. 24 jirkan ayaa qandaraas afar sanno ah u saxiixay isagoo xilli ciyaareedkii hore ammaah ku qaatay Villa Park. El Ghazi ayaa u ...

Read More »

Haweenay si xeeladeysan uga dawarsatay Internet-ka

Himilo FM –Booliiska Dubai ayaa daaha ka qaaday xogta dhacdo ku saabsan haweenay ajnabi ka ah dalkaasi oo ay u suura gashay inay lacag ka sameyso dawarsi xagga Internet-ka ah muddo 17 maalin ah. Haweenayda aan la shaacin dhalashadeeda ayaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan