Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / June / 11

Daily Archives: June 11, 2019

Wax ka ogow tuulada ku taalla Hindiya ee la arko hal jeer sannad kasta

Himilo FM – Tuulo ku taalla gobalka dhaca galbeedka Hindiya ee Goa ayaa la arkaa hal jeer sannad kasta iyadoo 11-ka billood ee kale qariyaan biyo. Dadka asalka ah ee tuulada Curdi oo hadda deggan goobo kale ayaa isugu yimid ...

Read More »

Granit Xhaka oo jamaahiirta Arsenal u sheegay hadal ay ku farxeen

Himilo FM –Granit Xhaka ayaa hoos u dhigay hadalka sheegaya in xiiso uu kaga imaanayo kooxda Inter Milan xagaagan isaga oo ku adkeystay in uu ku farraxsan yahay Arsenal. Warar kasoo baxayay Italy ayaa sheegaya in xiddigan u dhashay qaranka ...

Read More »

Ciraaq: Carmal lagu mehriyay 8 Milyan oo Doolar

Himilo FM –Warqad ka soo baxday maxkamad ku taalla magaalada Bakhdad ee dalka Ciraaq ayaa muujisay meherkii ugu qaalisanaa dalkaasi. Warbaahinta maxaliga ah ee Ciraaq ayaa tilmaamtay in warqadda maxkamadda ee nikaaxa inay muujisay meher dhan 8 Milyan oo Doolar. ...

Read More »

Di Maria oo sheegay in keliya Messi uu ugu biiri lahaa Barcelona

Himilo FM –Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Angel Di María ayaa u muuqda mid illaabay waayihii kooxda Real Madrid kuna biiri karo Barcelona, waase hal sabab oo ah si uu ula ciyaaro xiddiga ay qaraabada yihiin ee Lionel Messi. Di ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan