Home / 2019 / June / 12

Daily Archives: June 12, 2019

Bayern oo xaqiijisay in bartilmaameedka Arsenal uu yahay beddelka Sane

Himilo FM –Bayern Munich ayaa laga yaabaa inay soo galaan tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka bartilmaameedka u ah Arsenal Yannick Carrasco oo katirsan Dalian Yifang haddii ay ku fashilmaan  saxiixa xiddiga  Manchester City Leroy Sane. Kooxda heysata horyaalka Bundesliga ayaa ...

Read More »

Juan Mata oo ka fiirsanaya dalabyo ka yimid Turkiga

Himilo FM – Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Juan Mata ayaa la soo warinayaa inuu ka fiirsanayo dalabyada ka imaanaya labada kooxood ee ugu waaweyn Turkey. Mata ayaa qandaraaska uu kula joogo United waxa uu dhacayaa dhammaadka bishaan. 31 ...

Read More »

86% dadka adeegsada Internet-ka oo dhibanayaal u ah been abuurka

Himilo FM –Ra’yi uruurin caalami ah ayaa muujisay in 86% dadka isticmaala Internet-ka inay dhibanayaal u yihiin wararka been abuurka ah ee lagu faafiyo shabakadaha gaar ahaan Facebook-ga. Dadka ka qeyb galay ra’yi uruurinta ayaa tilmaamay inay xukuumadaha iyo shirkadaha ...

Read More »

12 June- Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta

Himilo FM –Hay’adda shaqada caalamiga ah ee ILO ayaa billowday maalinta caalamiga ah ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta sannadkii 2002-dii si diiradda loo saaro heerka carruurta la shaqaaleysiiyo iyo tallaabooyinka loo baahan yahay si loo joojiyo. Sannad kasta 12-ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan