Home / 2019 / June / 16

Daily Archives: June 16, 2019

Halkee ayuu ku biiri karaa Pogba oo ka tagaya Man United?

Himilo FM – Paul Pogba ayaa la hadlay kooxda Man Utd isaga oo u sheegay in uu ka dhaqaaqayo xagaagan. Xiddiga heerka qaran ee dalka France ayaa kamid ah bartilmaamedyada tababare Zinedine Zidane ee uu dib ugu dhisayo kooxda Real ...

Read More »

Maxay Namibia u iibinaysaa 1000 xayawaan oo kamid ah duurjoogteeda?

Himilo FM – Namibia oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah sabab la xiriirta abaarta ka jirta ayaa go’aansatay inay iibiso kun xayawaan oo kamida ah duurjoogta dalka si loo yareeyo dhibaatada gaari karta. Tallaabadan waxaa looga dan leeyahay in ...

Read More »

Adeegso xeeladahan si aad uga gudubto walwalka badan

Himilo FM –Walwalka badan waa dareen tabban oo ku yimaada dadka qaar, waxaa jiri karta sabab qofka ka dhigaysa mid murugeysan oo dareema walwal badan. Bogga Dumb Little Man ayaa soo bandhigaya qaar kamid ah sababaha qofka ku beera walwalka ...

Read More »

Muxuu Putin haddiyad u siiyay dhiggiisa Shiinaha oo noqday 66 jir?

Himilo FM – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa la qeybsaday farxadda dhalashadiisa 66aad dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaasi. Putin oo ku dhaw Xi Jinping ayaa guddoonsiiyay saaxiibkiis haddiyad jalaato ah oo uu kula qeybsanayay dareenka ...

Read More »

Bayern Munich oo dalab u gudbisay baxsadka Real Madrid ee Bale

Himilo FM – Safarka Madrid illaa Munich, Gareth Bale ayaa geli doona isbeddel cusub. Waa dooqyada ka dhaqaaqi doona kooxda Real Madrid, kooxda ku guuleysatay horyaalka Bundesliga ee Bayern Munich ayaa isha ku heysa xiddiga qaranka Wales. Laacibka Los blancos ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan