Home / 2019 / June (page 4)

Monthly Archives: June 2019

Sommarøy: Jasiiradda Norway oo aysan dadkeeda xisaabsan doonin wakhtiga!

Himilo -Jasiiradda Sommarøy ee Norway ayaa dooneysa inay meel iska dhigto la socoshada saacadaha iyadoo ku dhawaaqaysa inay ka caagan tahay oo ay xur ka tahay wakhtiga. Dadka riixaya olo’laha ayaa sheegay in dad badan oo caalamka ku nool ay ...

Read More »

Man United oo kalsooni ku qabta inay City kaga guulaysan karto Harry Maguire

Himilo -Manchester United ayaa go’aansatay inay ku garaacdo Manchester City tartanka loogu jiro saxiixa daafaca kooxda Leicester City Harry Maguire. Ole Gunnar Solskjaer ayaa weli rajeynaya inuu xoojiyo safkiisa  xagaagan ka dib markii uu ku dhameystay kaalinta lixaad ee horyaalka ...

Read More »

Rafa Benitez oo Newcastle ka tagaya Axadda soo aadan

Himilo – Tababaraha Newcastle United Rafa Benitez ayaa guda galaya Isbuuciisii ugu danbeeyay ee qandaraaskiisa Magpies isagoo aan  weli saxiixin heshiis cusub. 59 jirkan ayaa qandaraaskiisu dhacayaa 30-ka Juun, waxa la hordhigay heshiis kordhin oo uu ka helayo madaxda sare ...

Read More »

Jiir lagu arkay qasriga Buckingham oo argagax ku reebay boqorada Ingiriiska

Himilo – Boqorada Ingiriiska ayaa lagu soo waramayaa inay argagax ka qaaday jiir ama dooli lagu arkay qasriga Buckingham taasi oo ku dhalisay carro xooggan. Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, boqorada Ingiriiska ayaa dareentay argagax markii ay jiir ...

Read More »

Boqolaal haad geel ah oo ku summoobay Botswana

Himilo – Boqolaal haad geel ah ayaa raqdooda la helay kaddib markii ay cuneen bakhtiga maroodi summeysan kaas oo ugaarsadayaal ay ku dileen dalka Botswana. 537 oo ah haad la yiraahdo geel-doox iyo laba gorgor oo naf baxay ayaa la ...

Read More »

Man City oo u furan iibka Fabian Delph

Himilo -Manchester City ayaa diyaar u ah inay dhageysato dalabyada qadka dhexe ee Fabian Delph xagaagaan. 29 jirkan ayaa afar xilli ciyaareed ku qaatay garoonka Etihad Stadium, isagoo 89 kulan u saftay tartamada oo dhan sababo dhaawac awgiis. Ciyaaryahanka heerka ...

Read More »

Daraasad: 250 Garaam oo balaastiko ah ayaa gasha jirkeenna sannadkii

Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in qofka caadiga ah uu qaato ku dhawaad 2000 oo ah haraadiga balaastikada toddobaad kasta. Biyaha la cabo ayaa lagu sheegay inay yihiin halka ugu badan ee laga helo haraadiga yaryar ee ...

Read More »

Celtic oo u sheegtay Arsenal qiimaha lagu heli karo Kieran Tierney

Himilo -Arsenal ayaa la soo warinayaa in loo sheegay inaysan awoodin inay kula soo wareegaan daafaca Celtic Kieran Tierney wax ka yar 25 milyan oo ginni. Daafaca buuxa, oo ka yimid  akadeemiga kooxda ayaa u saftay 170 kulan, waxaana si ...

Read More »

Waxa uu ku guuleystay bakhtiyaa nasiib balse waxaa la qeybsaneysa xaaskiisa hore!

Himilo – Muddo labo sanno ah kaddib oo ay kala tageen xaaskiisa, nin Mareykanka u dhashay ayaa ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya qiimo dhan 80 Milyan oo doolar. Nasiibka ninka ayaa noqday mid kala dhiman kaddib markii maxkamad ku ...

Read More »

Marti geliyaasha AFCON 2019 oo caawa daah furka wajahaya Zimbabwe

Himilo -Tartanka qaramada afrika ayaa caawa lagu wadaa inuu ka farmo dalka waqooyiga afrika dhaca ee Masar, waa kii 32-aad tan iyo inta la bilaabay 62 sano ka hor oo ku suntan1957. Koobkaan oo uu soo agaasimo xiriirka kubadda cagta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan