Home / 2019 / June (page 5)

Monthly Archives: June 2019

Maqal: Casharka Safiinatu Salaad ” Darsiga 7aad

Read More »

20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga

Himilo FM –Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa billowday ol’ole dowladaha loogu yeerayo ...

Read More »

Maqal : Casharka Safiinatu Salaad ” Darsiga 6aad

Read More »

Dorsaf Ganoiati oo taariikh ka sameysay garsoorka Afrika iyo Carabta

Himilo FM –Sabtidii, gabadhan oo 33 jir ah una dhalatay dalka Tunisia ayaa sameysay taariikh kaddib markii ay noqotay haweeneydii ugu horreysay oo Carab iyo Afrikaan ah oo ciyaar maamusha kulan heerka koowaad oo ay raggu ciyaarayeen kaasi oo ahaa ...

Read More »

Napoli oo ku dhaw inay ammaah kula soo wareegaan James Rodriguez

Himilo FM –Real Madrid ayaa u oggolaan doonta James Rodriguez heshiis ammaah oo uu ugu dhaqaaqayo  kooxda Serie A ka dhisan ee Napoli, sida ay werineyso Sky Sports Italia. Xiddigan u dhashay qaranka Colombia ayaa muddo dheer ka maqnaa safka ...

Read More »

Vidal “Ku soo laabashada Neymar ee Barcelona waxay noqon laheyd wax wanaagsan.”

Himilo FM –Khadka dhexe kooxda Barcelona ee  Arturo Vidal ayaa hadallada ku aadan in Neymar lala xiriirinayo Barcelona ka dhigay mid sarre isaga oo doonaya in uu dib ugu soo laabto garoonka Camp Nou, mar uu ka hadlyay xiddiga ayuu ...

Read More »

Diyaarada ugu weyn caalamka oo la iibinayo

Himilo FM –Shirkadda Vulcan ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shacisay qiimaha lacageed ee lagu iibinayo diyaarada ugu weyn caalamka oo keliya hal jeer sameysay duulimaad. 400 Milyan oo doolar ayaa lagu sheegay qiimaha diyaarada Stratolaunch oo uu lahaa bilyaneerka ...

Read More »

Maqal: Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

maqal: Casharka Safiinatu Salaad ” Darsiga 5aad

Read More »

Josep Maria “Barcelona marnaba lama hadlin Antoine Griezmann.”

Himilo FM –Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in Antoine Griezmann ayna caddeyn in uu ku biirayo kooxda isagoo ku adkeysanaya in weli aan wadahadal lala meel dhigin weeraryahanka Atletico Madrid. Ciyaaryahanka reer France ayaa bishii lasoo dhaafay ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan