Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 01

Daily Archives: July 1, 2019

Bar gaar ah oo ku saabsan 1-da Luulyo

Read More »

Man City oo ka mid noqotay kooxaha doonaya daafac katirsan Juventus

Himilo –Manchester City ayaa la soo warinayaa  inay u calaamadeysatay daafaca Juventus Leonardo Bonucci inuu  u yahay saxiixa xagaaga. Ka tegista Vincent Kompany iyo Nicolas Otamendi  oo safka ka baxay Pep Guardiola ayaa u baahan inuu ku buuxiyo  ugu yaraan ...

Read More »

Maxaabiista Ingiriiska oo la siinayo fasaxyo shuruud ku xeran tahay

Himilo –Maxaabiista ku jirta xabsiyada Ingiriiska ayaa heysta fursad wanaagsan oo ah tii ugu horreysay ee nuuceeda ah iyadoo la siinayo fasaxyo sida ay warisay warbaahinta dalkaasi. Tani waxay ku imaan kartaa keliya marka qofka maxbuuska ah uu hagaajiyo dhaqankiisa ...

Read More »

Solskjaer oo u sheegay Man United inay la soo saxiixdaan Sean Longstaff

Himilo – Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhiirrigeliyay Ed Woodward inuu soo  xero galiyo xiddiga kooxda Newcastle United ee Sean Longstaff. Ka dib markii uu dhameystiray saxiixyada Daniel James iyo Aaron Wan-Bissaka, United ...

Read More »

Iceland: Magacyada ragga iyo dumarka oo aan la kala sooci doonin!

Himilo – Iceland  magac bixintu waxay noqon doontaa mid aan loo kala gaar yeelin lab iyo dheddig marka magacyada la diiwaan gelinayo. Tani waxay qof walba u ogolaaneysaa inuu baxsado magaca uu doono!. Sharcigan cusub ee ay dawladdu meel marisay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan