Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 02

Daily Archives: July 2, 2019

Shiinaha oo dhammeystiray dhismaha garoonka ugu weyn caalamka

Himilo – Dalka Shiinaha, waxaa la dhammeystiray dhismaha garoonka ugu weyn caalamka oo ku fadhiya bad dhan 1.4 Milyan oo laba jibaaran sida ay qortay warbaahinta dalkaasi. Dhismaha garoonka Daxing International Airport oo ka fog 46 km caasimadda Beijing ayaa ...

Read More »

Man United iyo Man City oo xiiseynaya xiddig katirsan Ajax

Himilo –Manchester United iyo Manchester City ayaa labaduba muujiyay inay xiiseynayaan saxiixa 16 jirka weerarka uga ciyaara Ajax Hossein Zamani xagaagan, sida laga soo xigtay wargeyska Daily Mail. Xiddiga garabka ka ciyaara, oo ku biiray akadeemiga Ajax  sannadkii 2016, ayaa ...

Read More »

Giriiga: Afar meelood meel da’yarta kuma jiraan waxbarasho ama shaqo

Himilo – Xog cusub oo ka soo baxday xafiiska Yurub ee tirakoobyada ayaa muujisay in halkii qof ee kamid ah 4 dhallinyaro ee dalka Giriiga ee da’dooda tahay 20-34 sanno inaysan ku jirin waxbarasho islamarkaana aysan shaqeyn. Sida laga soo ...

Read More »

Wax ka ogow taariikhda ciyaaryahan Cabdi Casiis Kaluu

Himilo – Cabdi Siidoow Maxamed Kaluu waxa uu ku dhashay degmada Waaberi sannadkii 1956-kii, waxa uu dugsiga Qur’aanka ku dhammeeyay isla xaafadaasi kaddib waxa uu ku biiray iskuulka Macallin Jaamac isaga oo ka gaaray illaa iyo fasalka 8aad. Kaddib waxa ...

Read More »

Maxaa dhacay markii haweenay Ingiriis ah ka codsatay saygeeda inuu nadiifiyo guriga?

Himilo –Booliiska dalka Ingiriiska ayaa xeray haweenay muddo 17 saacadood ah markii ay ninkeeda ka dalbatay in uu kala shaqeeyo nadaafadda guriga. Sida uu qoray wargeyska Daily Mirror, Valerie Sanders oo 58 jir ah ayaa ka codsatay ninkeeda Michael in ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan