Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 03

Daily Archives: July 3, 2019

Austria: Sigaarka oo la mamnuucay in lagu cabbo gudaha maqaayadaha

Himilo –Baarlamaanka Austria ayaa mamnuucay in sigaarka lagu cabbo maqaayadaha isaga oo soo gabagabeeyay siyaasadda xukuumaddii middigta fog oo horay u hakisay sharcigan. Go’aanka xukuumaddii hore ayaa dhaliyay carro xooggan iyadoo dadka xeeldheerayaasha caafimaadka ay layaab ku noqotay in xukuumadda ...

Read More »

Lakulan – Dhaqtarka ka qaada bukaanada lacagta ay awoodaan!

Himilo –Inta badan ma dhacdo in bukaanada bixiyaan lacagta ay awoodaan marka ay booqanayaan isbitaalada, waxay ku qasban yihiin inay bixiyaan inta lagu qoro. Taasi caksigeeda, dhaqtar ku nool magaalo ku taalla Koonfur Afrika ayaa beddalaya aragtidaasi isaga oo ka ...

Read More »

PSG oo dooneysa xiddig garabka uga ciyaara Real Madrid

Himilo –Ciyaaryahanka Real Madrid Lucas Vazquez ayaa u muuqda mid diiradda u saaran xagaaga suuqa kala iibsiga Paris Saint-Germain. El Mundo Deportivo ayaa ka soo xigatay Le10 sport in xiddiga heerka caalami ee dalka Spain uu qeyb ka noqon karo ...

Read More »

Wax ka ogow passport-da ugu awoodda badan caalamka 2019

Himilo – Tartan adag ayaa lagu tilmaamay in lagu dhawaaqo passport-da ugu awoodda badan caalamka iyadoo kaalmaha hore soo galeen dalalka Asia. Bartamaha sannadka 2019, Jabaan iyo Singapore ayaa difaacday boosaskooda iyaga oo heysta passport-da ugu awoodda badan dunida halka ...

Read More »

Kooxo Ingiriis ah oo doonaya Andre Silva

Himilo – Wargayska Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya in Southampton iyo Wolverhampton Wanderers ay labaduba xiiseynayaan saxiixa weeraryahanka Milan Andre Silva. Sida laga soo xigtay saxafiga Nicolo Schira, kooxaha Premier League ayaa dalabyo ammaah ah ku doonaya si fursad ugu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan