Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 06

Daily Archives: July 6, 2019

Liverpool oo wadahadal la furtay weeraryahan katirsan Lille

Himilo -Weeraryahanka Lille Nicolas Pepe ayaa wadahadalo la yeeshay Liverpool, sida laga soo xigtay madaxweynaha kooxda horyaalka Ligue 1 Gerard Lopez. Pepe oo 24 jir ah ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo kooxda heysata Champions League ka dib markii uu ...

Read More »

Lakulan – Haweenayda korisa agoonta Shiinaha 40-kii sanno ee la soo dhaafay

Himilo -Kong Zhenlan oo ka soo jeeda gobalka Shanx ee dalka Shiinaha ayaa nolosheeda u hibeysay korriimada carruurta agoonta ah 40-kii sanno ee la soo dhaafay iyada oo hubinaysa inay heystaan cunto ku filan iyo adeeg waxbarasho. Inkastoo ay wajahaysay ...

Read More »

Inter Milan oo isha ku heysa xiddig katirsan Man United

Himilo -Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Nemanja Matic ayaa ah mid diiradda u saaran xagaagan suuqa kala iibsiga Inter Milan. Matic ayaa 87 kulan u saftay intii lagu jiray labadii sanno ee uu joogay Old Trafford, oo 63 ka ...

Read More »

Lamaane dib u cusbooneysiiyay guurkooda markii ay dhaafeen da’da 100-ka sanno

Himilo -Lamaane ku nool gobalka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa muujiyay sida ay dhab u tahay oraahda tilmaameysa in jaceylka uusan laheyn da’ kaddib markii ay cusbooneysiiyeen xiriirkooda. Sida uu baahiyay telefishinka CNN-ka, Van John Cook oo da’diisu tahay 100 ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan