Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 07

Daily Archives: July 7, 2019

UNESCO: 132 Milyan oo gabdho ah ma heystaan fursad waxbarasho

Himilo – Warbixin cusub oo ka soo baxday hay’adda Qaramada Midoobay ee UNESCO ayaa lagu sheegay in 132 Milyan oo gabdho ah inaysan ku jirin waxbarasho caalamka oo dhan. Hay’adda u qaabilsan QM barbaarinta, seyniska iyo dhaqanka ayaa xustay in ...

Read More »

Fernandinho oo dalab muddo kordhin ah ka helaya Man City

Himilo – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay in Fernandinho u soo bandhigto qandaraas cusub oo ah in ciyaaryahanka khadka dhexe uu  qeyb ka sii ahaado kooxda. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil  ayaa wajahaya ...

Read More »

Dalalka ugu wanaagsan ammaanada oo xog laga soo saaray

Himilo – Daraasad lagu daabacay majalada Science ayaa qiimeyn ku sameysay heerka ammaanada ee dadweynaha ku dhawaad 40 dal oo caalamka ah sida lagu qoray mareegta Alaraby. Dalalka Carabta ayaa soo galay kaalmaha ugu hooseeya ee liiska sida Morroco, Imaaraadka ...

Read More »

Man United oo ugu danbeyn soo gaba gabayneysa xaaladda David de Gea

Himilo – Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa diyaar u ah inuu qalinka ku duugo heshiis uu ku qaadanayo 350 kun ginni isbuucii. 28 jirkan mustaqbalkiisa  Old Trafford ayaan caddeyn dhowr billoodba ka dib markii lagu eedeeyay inuu diiday ...

Read More »

Yaa ku guuleystay tartanka caalamiga ee xambaarista xaasaska?

Himilo -Lamaane u dhashay Lithuania ayaa ku guuleystay tartanka caalamiga ah ee qaadista ama xambaarista xaasaska sida laga soo xigtay dadka qaban qaabiyay tartanka. Vytautas Kirkliauskas iyo xaaskiisa Neringa Kirkliauskiene ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad iyadoo ninka uu xambaarsanaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan