Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 08

Daily Archives: July 8, 2019

kooxda Burnley oo dib ula soo saxiixanaysa weeraryahan safkeeda ka baxay 2017-kii

Himilo -Burnley ayaa qarka u saaran inay lasoo saxiixdaan weeraryahanka West Bromwich Albion Jay Rodriguez  kaddib markii kooxda ka dhisan Premier League ay oggolaatay inay bixiso lacagta lagu burburin karo qandaraaskiisa West Bromwich Albion oo ah 10 milyan oo ginni. ...

Read More »

Bam kamid ah haraadigii dagaalkii 2aad ee dunida oo la helay

Himilo -Ciidanka magaalada Frankfurt ee Jarmalka ayaa kala furfuray bam kamid ah haraadigii dagaalkii 2aad ee dunida oo laga helay gudaha magaaladaasi. Ku dhawaad 16 kun oo qofood ayaa laga daad gureeyay dhismayaal badan oo ku dhaw halka laga helay ...

Read More »

Lampard oo doonaya in halyeey kale uu dib ugu soo laabto Chelsea

Himilo -Frank Lampard ayaa doonaya  in lagu soo daro kooxda daafacii hore ee Blues  Ashley Cole ka dib markii uu noqday tababaraha Chelsea toddobaadkii hore. Lampard ayaa la  saxiixday Cole intii uu joogay Derby xilli ciyaareedkii hore oo uu ka ...

Read More »

Masjid daryeel sugan u fidiya Darbi-jiifta Istanbul

Himilo -Masjidka la dhisay qarnigii 17aad oo dhaca bartamaha Istanbul ayaa darbi-jiifta u sameynaya adeegyada aa-aasiga ah sida suuli ay ku qubeystaan; cunnooyin bisil oo ay cunaan iyo maryo ay hugadaan. Dadaalkaas waxaa horboodaya Imamka masjidka. ‘Kani waa masjidka qura ...

Read More »

Shan meelood meel dadka Jarmalka oo khiyaana saaxiibbadooda nolosha

Himilo -Ra’yi uruurin cusub ayaa muujisay in shan meelood meel dadka Jarmalka inay khiyaano ku sameeyaan saaxiibbadooda nolosha. Natiijadda ra’yi uruurinta oo uu sameeyay machad ku yaalla Jarmalka ayaa tilmaamtay in 22.5% haweenka la wareystay inay khiyaano ku sameeyeen saaxiibbadooda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan