Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 09

Daily Archives: July 9, 2019

Goolhaye Man City oo si ammaah ah ugu biiray Nottingham Forest

Himilo -Nottingham Forest ayaa heshiis ammaah ah kula  wareegtay goolhayaha Manchester City Arijanet Muric. Ciyaaryahanka qaranka Kosovo oo 20 sanno jir ah, ayaa shan kulan u saftay City Carabao  Cup-ka xilli ciyaareedkii hore, waxa uu noqonayaa  saxiixii shanaad ee xagaaga  ...

Read More »

Shiinaha oo nadiifinaya hawadiisa wasaqeysan si uu uga faa’iideysto tamarta qorraxda

Himilo -Shiinaha oo heysta tamar qorraxeed sugan inka badan dalalka caalamka ayaa doonaya in uu ka faa’iideysto inkastoo uu wajahayo hawo wasaqoobid tii ugu xummeyd dunida. Sannadihii ugu danbeeyay, xukuumadda Shiinaha ayaa billowday inay hagaajiso hawada wasaqda ah xilli laga ...

Read More »

United, Arsenal iyo Leicester oo ku loolamaya khadka dhexe ee Southampton

Himilo -Manchester United iyo Arsenal ayaa ka mid ah kooxaha doonaya ciyaaryahanka khadka dhexe ee Southampton Mario Lemina, sida laga soo xigtay PA. Iyagoo kala soo saxiixday labo sanno ka hor Juventus, 25 jirkan ayaa u muuqda inuu ka tagayo ...

Read More »

Xarun caafimaad oo loo heysto dacwad la xiriirta dhalashada mataano!

Himilo -Lamaane u dhashay Asia ayaa maxkamad ka dacweeyay xarun caafimaad oo ku taalla gobalka California sababo la xiriira mataano u dhashay oo aan u ekeyn. Warbaahinta Mareykanka ayaa qortay in lamaanaha gudbiyeen dacwadda ka dhanka ah isbitaalka iyaga oo ...

Read More »

Bucharest: Magaalada maalin kasta lagu xado baaskiil!

Himilo -Ku dhawaad 280 baaskiil ayaa lagu xaday caasimadda Romania ee Bucharest tan iyo billowgii sannadkan sida lagu sheegay tirakoob cusub. Mareegta Romania Insider ayaa qortay in booliiska uu dib u soo celiyay 36 baaskiil oo kamid ah kuwa laga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan