Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2019 / July / 10

Daily Archives: July 10, 2019

Shaqiri oo seegi doona kulamada kulamada furitaanka xilli ciyaareedka soo socda

Himilo -Liverpool ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Xherdan Shaqiri uu dhaawac jilibka ah kasoo gaaray intii uu u ciyaarayay Switzerland intii lagu jiray tartankii UEFA Nations League Final-kiisa. Shaqiri ayaa seegi doona kulamada furitaanka  isku diyaarinta xilli ciyaareedka ...

Read More »

Sacuudiga: Maxkamad xukun ku riday haweenay aflagaadeysay saygeeda hore

Himilo -Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa ku xukuntay haweenay xarig dhan muddo seddex maalin ah kaddib markii lagu eedeeyay inay WhatsApp-ka ka aflagaadeysay saygeeda hore. Waxay sidoo kale go’aamisay maxkamadda in aysan haweenayda ku laaban karin ficilkii ay sameysay oo ...

Read More »

Kenya oo qabanaysa bandhig ku saabsan qaxwada iyo shaahiga

Himilo -Wakhti wanaagsan ayaa ku soo wajahan dadka deggan magaalada Nairobi ee xiiseeya qaxwada, shaahiga iyo shukulaatada iyadoo magaalada lagu qabanayo bandhig caalami ah inta u dhaxaysa 22-24 bisha November ee soo socota. Kenya ayaa noqonaysa dalkii ugu horreeyay ee ...

Read More »

Atletico Madrid oo iskaga hartay doonista Nicolas Otamendi

Himilo -Atletico Madrid ayaan la soo saxiixan doonin daafaca Manchester City Nicolas Otamendi,laakiin badalkiisa waxa ay ka arinsanayaan u dhaqaaqida xidiga Ajax Daley Blind. Kaddib markii 14 kulan uu ku billowday Premier League xilli ciyaareedkii hore, waxaa la soo jeediyay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan