Home / 2019 / August / 18

Daily Archives: August 18, 2019

Halkee ayuu Marcos Rojo si ammaah ah ugu biiri karaa?

Himilo – Daafaca kooxda Manchester United Marcos Rojo ayaa isku dayaya inuu ku qasbo heshiis ammaah ah oo hal xilli ciyaareed ah uu ugu dhaqaaqo Fenerbahce, sida lagu sheegay warbixin. Xiddiga reer Argentina ayaa ka careysnaa  suurtogalnimada uu ugu dhaqaaqi ...

Read More »

Waa maxay sababta uu Trump u iibsanayo jasiiradda ugu weyn caalamka?

Himilo – Xukuumadda Greenland ayaa diiday dalab madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku doonayo in uu ku iibsado jasiiradda ugu weyn caalamka oo leh ismaamul gaar ah. Waxay tani ka danbeysay markii wargeyska The Wall Street Journal uu daabacay warbixin ...

Read More »

Cambodia: Macaamiisha hilibka jiirka ee la shiilo oo sii kordhaysa

Himilo – Meel ku dhaw magaalada Krong Battambang ee dalka Combodia ayaa lagu shiilaa kumanaan jiir ah maalin kasta si ay cunto uga dhigtaan dadka saboolka ah ee ku nool magaalada. Kahor muddo 10 sanno ah, Malaise ayaa wadada dhinaceeda ...

Read More »

Real oo isku diyaarineysa dalabkii ugu dambeeyay ee Eriksen

Himilo – Real Madrid ayaa qorsheyneysa inay dalab dambe ka gudbiso Christian Eriksen si uu kaga yimaado Tottenham Hotspur. Eriksen ayaa keliya hal sanno uga harsan tahay qandaraaskiisa Spurs mana uusan qarsanin inuu doonayo inuu helo waji cusub. Sida laga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan