Home / 2019 / October / 13

Daily Archives: October 13, 2019

Arsenal oo daneynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo Aubameyang

Himilo- Arsenal ayaa ku abaal-marineysa ciyaaryahankeeda Pierre-Emerick Aubameyang heshiis cusub oo lagu kordhinayo qandaraaska uu kooxda kula jiro sida laga soo xigtay La Gazzetta dello Sport. Weeraryahanka reer Gabon ayaa dhaliyay toddobo gool siddeed ciyaar oo katirsan Premier League-ga xilli ...

Read More »

Maqal- Casharka Abuu shujaac: Darsiga 21aad

Read More »

Chechnya : Maxay tahay sababta uu raali gelin u bixiyay wiil ka ooyay arooska walaashiis?

Himilo- Ragga ku nool dalka Chechnya ayaa lagu tiriyaa kuwa ugu adag caalamka, waana sawir uu maamulka dalka jecel yahay in la  adkeeyo. Sidaa darteed, wax kasta oo dhaawacaya sumcadda lagu helay sida adag waa in laga fogaado. Balse nin ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan