Home / 2020 / January (page 10)

Monthly Archives: January 2020

AC Milan oo kula biirtay Arsenal doonista daafaca Jerome Boateng

Himilo – AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay Arsenal kula biirtay doonista saxiixa daafaca dhexe ee kooxda Bayern Munich Jerome Boateng. Ciyaaryahanka 31 jirka ah ayaa lala xiriiriyay ka dhaqaaqista garoonka Allianz Arena isaga oo ku dhibtooday in uu ...

Read More »

Jarmalka oo ku guuleystay in uu kala furfuro bambooyin ka haray dagaalkii labaad ee dunida

Himilo – Maamulka Jarmalka ayaa ku guuleystay in uu kala furfuro labo bam oo ah haraadiga dagaalkii labaad ee dunida oo laga helay magaalada Dortmund ee galbeedka dalkaasi. Kumanaan qofood ayaa laga daad gureeyay guryaha ku dhaw goobta sida laga ...

Read More »

Mareykanka: Kalluunka ugu da’da weyn caalamka oo la helay

Himilo – Baarayaal Mareykan ah ayaa ka helay xeebta gobalka Florida kalluunka Hammour oo culeyskiisa lagu sheegay 150 kg sida ay qortay wakaalada wararka United Press International. Wakaalada ayaa xustay in baarayaasha oo katirsan machadka baaritaanada kalluunka iyo noolayaasha dhulka ...

Read More »

Donny van de Beek “Waxaan joogi doonaa Ajax xilli ciyaareedkan.”

Himilo – Khadka dhexe ee kooxda Ajax Donny van de Beek ayaa meesha ka saaray wararka tilmaamay in uu ku biiri karo kooxda Man United. Ole Gunnar Solskjaer ayaa diiradda saaraya saxiixa khad dhexe suuq furanka bishan kaddib dhaawacyo soo ...

Read More »

Immisa carruur ah ayaa dhalatay maalintii ugu horreysay ee sannadka 2020-ka?

Himilo – Maalintii ugu horreysay sannadka 2020-ka, ku dhawaad 392 kun oo cunug ayaa ku dhashay caalamka oo dhan sida laga soo xigtay hay’adda Qaramada Midoobay. UNICEF ayaa sheegtay in Hindiya ay ku dhasheen dhallaanka ugu badan oo gaaraya 67,000, ...

Read More »

Maqal- Cashirka Abuu Shujaac: Darsiga 56aad

Read More »

Maamule shaqaalihiisa aan cabbin sigaarka siinaya fasax dheeraad ah!

Himilo – Maamulaha shirkad tababar ayaa go’aansaday in uu dhiira geliyo shaqaalaha u shaqeeya ee aan cabbin sigaarka isaga oo afar maalin ugu daraya maalmaha fasaxa ee sannadka. Don Priden ayaa tilmaamay in uu garowsaday in shaqaalaha shirkadda ee cabba ...

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqi karta Ousmane Dembele

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay u furan tahay u dhaqaaqista weeraryahanka kooxda Barcelona Ousmane Dembele suuq furanka bishan Janaayo. Reds ayaa goor sii horreysay soo qaadatay weeraryahanka reer Jabaan Takumi Minamino oo ay kala soo wareegeen kooxda ...

Read More »

Waa maxay dhalashada labaad oo ay heysato haweenayda ugu lacagta badan Afrika?

Himilo – Haweenayda ugu taajirsan qaaradda Afrika Isabel dos Santos ayaa shaacisay inay heysato dhalashada dalka Ruushka oo ay qaadatay markii ay dhalatay. Gabadha uu dhalay madaxweynihii hore ee Angola José Eduardo dos Santos ayaa wareysi ku sheegtay inay tahay ...

Read More »

Bruno Fernandes oo si weyn u xiiseynaya in uu ku biiro Man United

Himilo – Khadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon Bruno Fernandes ayaa lagu soo waramayaa in uu xiiso weyn u qabo in uu ku biiro Manchester United suuq furanka bishan. Ciyaaryahanka 25 jirka ah ayaa si weyn loola xiriirinayay in uu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan