Home / 2020 / February / 03

Daily Archives: February 3, 2020

Willian oo daneynaya in uu sii joogo Chelsea

Himilo – Willian ayaa la soo warinayaa in uu mudnaanta siinayo qandaraas cusub oo uu qalinka ugu duugo Chelsea halkii uu ku biiri lahaa kooxda Barcelona oo ku dooneysa heshiis xur ah. Iyada oo uu dhacayo qandaraaska laacibka xagaaga, Willian ...

Read More »

Sawirro: Isbitaalka uu Shiinaha ku dhisay muddo 8 maalin ah

Himilo – Wargeyska Daily Mail ayaa qoray in la soo gabagabeeyay dhismaha isbitaal deg deg ah oo lagu dhisay muddo 8 maalin gudaheed ah si loola tacaalo caabuqa Coronavirus ee ka dillaacay Shiinaha. Warbaahinta Shiinaha ayaa caddeysay in dhismaha isbitaalka ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Baaritaan: Carafta ubaxa oo raad wanaagsan ku leh waxbarashada ardayga

Himilo – Dad badan ayaa jeclaan lahaa inay waxbartaan iyaga oo jiifa haddii ay suuragal noqoneyso balse baaritaan cusub ayaa daaha ka qaaday saameynta waxyaabaha carfa ku leeyihiin hurdada. Markii ugu horreysay, daraasad wakhti badan la geliyay oo ay sameysay ...

Read More »

Raheem Sterling oo seegi kara kulanka Man City iyo Real Madrid ee Champions League

Himilo – Raheem Sterling ayaa lagu soo waramayaa in uu seegi karo kulanka kooxdiisa Manchester City ee lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League oo ay kaga hor imaaneyso Real Madrid 26-ka bishan Febraayo. Cayaaryahanka reer England ayaa ka baxay ...

Read More »

Daraasad: Guurka Internet-ka waa mid guuleysta oo muddo raagaya

Himilo РDaraasad cusub  ayaa soo gaabineysa doodda ka taagan guurka Internet-ka iyada oo adkeynaysa in nuuca xiriirkan uu yahay mid guuleysta oo raagga. Baaritaanka oo ay sameeyeen baarayaal katirsan jaamacadda Vienna ayaa tilmaamaya in dadka iska barta Internet-ka ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan