Home / 2020 / February / 04

Daily Archives: February 4, 2020

James Maddison oo ku dhaw in uu heshiis cusub u saxiixo Leicester City

Himilo – Leicester City ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay heshiis cusub ka saxiixdo khadka dhexe ee kooxda James Maddison. Leicester ayaa ku iibsatay cayaaryahanka lacag dhan £22.5 Milyan sannadkii 2018-ka, tan iyo xilligaasi waxa uu ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Jabaan oo kor u qaadaysa da’da shaqaalaha ku noqonayaan howlgab

Himilo – Golaha wasiirada Jabaan oo uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Shinzō Abe ayaa ansixiyay sharci ku qasbaya shirkadaha in shaqaalaha shaqeyn karaan illaa da’da 70-ka sanno. Tallaabadan ayaa looga dan leeyahay in looga hortago shaqaale yarida dalka iyada oo la ...

Read More »

Haweenay dacwad ka gudbinaysa saygeeda oo qubeysta keliya hal jeer 10-kii maalin

Himilo – Haweenay u dhalatay dalka Hindiya ayaa dacwad ka gudbisay saygeeda iyada oo ku eedeynaysa in uusan qubeysan oo uu yahay qof aan ku wanaagsaneyn nadaafadda. Soni Devi oo ka soo jeeda dagmada Vaishali ayaa toddobaadkan gudbisay dacwadda maxkamadda ...

Read More »

Dele Alli “Waxay ii ahayd murug in aan arko Eriksen oo baxaya.”

Himilo – Khadka dhexe ee Tottenham Hotspur Dele Alli ayaa tilmaamay inay murug ahayd in uu arko Christian Eriksen oo ka tagaya kooxda islamarkaana ku biiraya Inter Milan bishii la soo dhaafay. Eriksen ayaa ka tagay Spurs iyada oo lagu ...

Read More »

4 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cudurka Kansarka

Himilo – Sanad kasta maanta oo kale, 4 Febraayo waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee kansarka. Yoolka maalintan waa in la dhiira geliyo lana xasuusto dhibanayaasha cudurkan nuucyada badan. Waxaa kale oo looga dan leeyahay xuska maalintan in la ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan