Home / 2020 / February / 08

Daily Archives: February 8, 2020

PSG oo Mbappe siineysa qandaraas mushaar kordhin ah

Himilo – Kooxda Paris Saint-Germain ayaa u bandhigaysa Kylian Mbappe qandaraas cusub oo uu sannadkii ku qaadan doono adduun dhan £21 Milyan. Iyada oo qandaraaskiisa PSG ay ka harsan tahay muddo labo sanno iyo bar ah, haddana kooxda Faransiiska ayaa ...

Read More »

Daraasad: Lo’da waxay leedahay farriimo coddeed ay kuwada xiriirto

Himilo – Khubaro reer Australia ah ayaa baaritaan ku sheegay in lo’da wada xiriirto iyada oo kaashaneysa codad ay ku cabbirto dareenkeeda gaarka ah sida inay wajaheyso ciriiri ama farxad. Natiijadda daraasadda oo ay sameysay jaamacadda Sydney ayaa tilmaameysa in ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Doorasho

Read More »

Nin rikoor cusub ka sameeyay tartan lagu koro jaranjarada iyada oo la adeegsanayo madaxa

Himilo – Li Long oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa jabiyay rikoor caalami ah markii uu madaxiisa ku koray jaranjaro ka kooban 26 darajo isaga oo aan qeyb kale oo jirkiisa ah ku taaban. Ninka oo ku nool gobalka Henan ...

Read More »

Barcelona oo xoojinaysa dadaalka ay ku dooneyso Adama Traore

Himilo – Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay xoojineyso dadaallada ay ku dooneyso cayaaryahanka Adama Traore kaddib markii ay oggaatay in Real Madrid xiiseynayso laacibka kooxda Wolverhampton Wanderers. 24 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan xilli cayaareedkan isaga oo soo jiitay ...

Read More »

Sawirro: Caabuqa Coronavirus oo raadeeyay aroos wadareed

Himilo – Caabuqa Coronavirus ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa ku fiday dalal badan. Keliya xannuunka ma uusan keenin in magaalooyin badan laga sameeyo goobo dadka lagu karantiilo balse waxa uu gaaray xafladaha aroosyadda. Koonfur Kuuriya, xaflad aroos wadareed ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan