Home / 2020 / February / 09

Daily Archives: February 9, 2020

Wakiil: Jorginho waxa uu ku biiri karaa Juventus

Himilo – Wakiilka khadka dhexe ee Chelsea ayaa caddeeyay in cayaaryahanka Jorginho  uu xiiseynayo in uu ku biiro Juventus xagaaga haddii uu dalab ka yimaado kooxda reer Talyaani. Joao Santos ayaa qiray in laacibka reer Talyaani uu ka tagi karo ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan dagaaladii 1aad iyo 2aad ee dunida

Himilo – Dunida waxaa soo maray dagaallo kale duwan, kuwo u dhaxeeyay qoomiyado, kuwo u dhaxeeyay boqortooyooyin, iyo kuwo dowlado u dhaxeeyay. Kuwii ugu saameynta badnaa waxaa ka mid ah labadii dagaal ee dunida; kii 1-aad iyo kii labaad. Su’aasha ...

Read More »

Sawirro: 50 sanno kaddib, masjidkii ugu horreeyay oo laga furay Slovenia

Himilo – Sannado badan, Slovenia ma aysan laheyn wax masjid ah tan iyo markii uu burburay masjidka keliya ee ku yaallay kaddib dagaalkii koowaad. Muslimiinta Slovenia ayaa saxiixay sannadkii 1964-kii qorshe lagu dhisayo masjidkii ugu horreeyay. Toddobaadkan, inka badan 50 ...

Read More »

Guardiola oo doonaya in uu Jack Grealish keeno garoonka Etihad Stadium

Himilo – Tababaraha kooxda Manchester United Pep Guardiola ayaa la soo warinayaa in uu dadaal xooggan ku bixin doono sidii kabtanka Aston Villa Jack Grealish uu u keeni lahaa garoonka Etihad Stadium dhammaadka xilli cayaareedka 2019-20. Grealish oo dhaliyay 9 ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqaayad ku taalla Koonfur Afrika oo aqoonsi ka heshay Guinness World records

Himilo – Hay’adda diiwaan gelisa rikoorada caalamka ee Guinness World records ayaa aqoonsi caalami ah siisay baar ku yaalla dalka Koonfur Afrika oo sameeyay rikoor cusub. Baarkan ayaa ku guuleystay in uu macaamiishiisa u diyaariyo ku dhawaad 207 nuuc oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan